Subscribe

50 Qof Oo Dhibaato ka soo gaartay Suuq Xalay ku Gubtay Oo ku Yaal Nairobi

Afrikada, Nairobi: Ilaa 58 qof ayaa ugu yaraan waxyeello ka soo gaartay gubasho ka dhacday suuq weyn oo ku yaal magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya. Dabka ayaa xilli dambe xalay isaga oo soo bilowday ilaa 9-kii fiidnimo oo uu bilowday.

Meydadka qaar ayaa la sheegay in ay gubteen ilaa laga garan waayo. Qaar ayaa waxay u dhinteen qiiq ay jiideen oo ama karbon (Carbon Monoxide) ka soo baxayey goobta markii wax gubteen .

Hanti ilaa malaayiin shilin gaareysa ayaa halkaasi ku gubatay. Dadka dhaawacmay ayaa qaarkood loo qaaday Kenyatta National Hospital.
Laamaha gurmadka degdega ah ayaa halkaasi gaaray xalay oo ilaa saaka deminaayay dabkaasi.

Suuqa Gikomba ayaa ah suuqa ugu wayn Nairobi, ma ahan markii ugu horreysay uu suuqan uu dab nooca oo kale ah ka dhaca.

Gikomba waa suuq inta badan ay ka adeegtaan dadka danyarta ah, waxaana inta badan lagu iibiyaa dharka huudheyda.
 

READ  Banaanbaxyo Gilgilay Itoobiya

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Dowladda Oo Ciidamo Wata Gaadiidka Dagaalka U Dirtay Gobolka Shabeellada Dhexe
- Aug 16, 2018
Afrikada, Shabeellooyinka:   Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ciidamo Xooggan iyo Dabaabaadka Dagaalka u daabushay ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Caalamka iyo Soomaaliya 15/08/2018
- Aug 16, 2018
Akhristeyaasha ku tixan Shabakadda Afrikada.com Ee ku sugan Daafaha Caalamka waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa ...
Guusha Ilhaan Cumar Oo Soomaalida Dhiirigelin weyn u noqotay?
- Aug 16, 2018
Afrikada, Minnesota: Ilhaan Cumar ayaa ku guulaysatay isreebreebka musharraxnimada Xisbiga Dimuqraadiga ee mid ka ...
Madaxweyne Farmaajo oo maanta la kulmay guddiga dhaqaalaha Qaranka
- Aug 15, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu kulan la ...
Wasiir Beyle: “Ma Jirto Lacag Sharcidarro Lagu Siiyey Xildhibaanada Baarlamaanka”
- Aug 15, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle,ayaa sheegay in marnaba ...
%d bloggers like this: