Qaraxii lala beegsaday m/weynaha Zimbabwe oo lagu eedeeyay Xaaska Mugabe | Afrikada

Qaraxii lala beegsaday m/weynaha Zimbabwe oo lagu eedeeyay Xaaska Mugabe

Xilli uu dhawaan Qarax lagu khaarajin rabay uu ka badbaaday Emmerson Mnangagwa Madaxweynaha Zimbabwe ayuu sheegay inuu ku tuhunsan yahay in koox xiriir la leh Grace Mugabe ay ka dambeeyeen qaraxii dhawaan ka dhacay dalkaasi.

Emmerson Mnangagwa ayaa sheegay in uu Qaraxaasi ay ka dambaysay Xaaska Madaxweynihii hore Robert Mugabe , laakiin wali ay socdaan baaritaano.

Mnangagwa wuxuu BBC-da u sheegay in koox lagu magacaabo G40 oo ay taageerto xaaskii madaxweynihii hore ee Zimbabwe ay qaadeen qaraxii dhawaan lala beegsaday isu soo bax siyaasadeed oo ka dhacay magaalada Bulawayo.

Qaraxaasi waxaa ku dhintay 2 qof halka in kabadan 40 qof ay ku dhawaacmeen. Waxaa sidoo kale ku dhaawacmay madaxweyne ku-xigeenka dalkaasi iyadoo isla madaxweyne Emmerson uu soo gaaray dhaawac firir ah oo garabka ka galay.

READ MORE:  Farmaajo: "Waxaan Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa George Bush Waxaana Uu ahaa Nin Nabadda Jecel..."

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->