LA YAABKA:Tartanka Eeyga Ugu Foosha Xun Adduunka Oo lagu Qabtay San Franciso

Waxaa la soo bandhigay tartanka caalamiga ah ee loo qabto Eeyaha dunida. Waxaa ku guuleystay Eeyga lagu magacaabo Zsa Zsa kaasi oo laga leeyahay wadanka Ingiriiska.

Haweenaydii wadatay Eygaasi ayaa qaadatay abaal barin lacageed iyo Koobkii loo dhigay in la siiyo Eeyga ugu wejiga foosha xun. Eeyaha meesha la isugu keenay ayaa aad u fool xumaa iyadoo Eyga ugu foosha xun lagu qaatay Carabkiisa oo dhinac ka soo jeeday.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

 

 


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO VIDEO: SHEEKH reer Somaliland ah Oo Ku Taliyey In la Habaaro Dadka Koonfurta Soomaaliya
- Jul 20, 2018
Afrikada, Hargeysa:  Waxaa weli dadka culimada ahi ay dhaliilayaan sababta ay weli carqalad dhanka ...
Al Shabaab Oo wadada u galay Gaari Caasi ah
- Jul 20, 2018
Afrikada, Balcad:  Wararka inga soo gaaraya degmada Balcad ee G/Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in ...
DEG DEG: Xafiiskii Hey’adda Sirdoonka Soomaaliya Ee NISA Oo la Jabsaday DAAWO SAWIRADA
- Jul 20, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Taliye ku-xigeenka koowaad ee hey’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed Gen. ...
Dagaal Culus Oo dhex maray Puntland Iyo Al-shabaab+Ciidammada Puntland Oo dib ugu gurtay degmada Carmo
- Jul 20, 2018
Afrikada, Af -Urur: Dagaal ayaa saaka aroortii dhex maray Al-Shabaab iyo Puntland. Wararka ayaa ...
Kooxda Argagixisada Al-Hijra Oo lagu diray Liiska Argagixisada
- Jul 20, 2018
War ay soo saartay waaxda arrimaha dibadda Mareykanka shalay oo Khamiis aheyd waxa ay ...
%d bloggers like this: