DAAWO SAWIRADA: Wefdi ka socda Boqortooyada Imaaraatka Carabta & Boqorka Beelaha Daarood Oo ku kulmay magaalada Qardho

Afrikada, Boosaaso: Waxaa magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar gaaray wefdi heer sare ah oo ka socda boqortooyada Imaaraatka Carabta.

Wefiga ayaa kulan dheer la qaatay boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ay ka wada hadleen sidii loo adkeyn lahaa xariirka u dhaxeeya labada dhinac, gaar ahaana dhanka Boqortooyada.

Wafdiga Imaaraatka Carabta ayaa Hadiyado kala duwan gudoonsiiyey boqor Burhaan Boqor Muuse, waxayna wararku sheegayaan in laga wada hadlay sii loo adkeyn lahaa xariirkaas oo ahaa mid muddo soo jirey.

SAWIRADA:

 


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Taliyihii Ciidammada Somaliland Oo U Gacan Galay Ciidammada dowladda Puntland
- Jul 20, 2018
Afrikada, Garoowe: Wararka ka imaanaya degaanka TUKARAQ ayaa sheegaya in jiidaha hore lagu arkay ...
DEG DEG: Axmed Madoobe Oo laga celiyay gegida diyaaradaha Stocholm+Dowladda SWEDEN oo tiri ‘MAYA Axmed Dib Nooga Noqo’
- Jul 20, 2018
Afrikada, Europe:  Hogaamiyaha maamulka Jubbaland Axmed Islaam Madoobe ayaa la sheegay in dib looga ...
Kooxda Al-shabaab Oo Afduubteen Guddoomiyaal Degmo iyo Wiilal ay dhaleen
- Jul 19, 2018
Afrikada, Muqdisho: Degaano ka tirsan Gobolka Gedo waxaa ka dhacday in Kooxda Al-shabaab ay ...
M/weyne C/weli Gaas Oo Dhaliilay Qaabka loo Wajahayo Wada-hadalada Soomaaliya Iyo Somaliland.
- Jul 19, 2018
Afrikada, Garowe:  Madaxweynaha dowladda Puntland mudane C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa dhaliilay hanaanka loo ...
Kuwait Oo martigelin doonta Shir Soomaaliya Looga Caawinayo dhanka Waxbarashada
- Jul 19, 2018
Afrikada, Kuwait:  Intii lagu jirey shirkii Brussels ayaa safiirka dowladda Kuwait ee Midowga Yurub, ...
%d bloggers like this: