Munaasabadda 26-ka Juun Oo ka Socota Caasimadda Muqdisho | Afrikada

Munaasabadda 26-ka Juun Oo ka Socota Caasimadda Muqdisho

Afrikada, Muqdisho: Isu socodka wadooyinka caasimadda Muqdisho ayaa la xadiday, iyadoo la gelayo dabaaldegyada 26-ka Juun, waxaa wadooyinka waaweyn maraya ciidamo iyadoo xoogagga amnigu ay sugayaan amniga.

Xuska 26-ka Juun oo ah markii Calan Soomaaliyeed oo xor ah laga taagay geyiga Soomaaliya, waxaana caawa ka socda xarunta maamulka gobolka Banaadir Munaasabad maalintan loogu dabaal degayo oo ay ka qeyb galayaan madaxda sare ee dalka.

Munaasabadan oo ka dhaceysa xarunta Maamulka gobolka banaadir ayaa waxaa ku sugan masuuliyiin iyo dadweyne kale, iyadoo la filayo iney goor dhow ku biiraan madaxda sare ee Qaranka, si ay goob jog uga noqdaan calan saarka oo dhici doona caawa saqda dhexe 12:00am.

 

READ MORE:  Shirka Bahwadaagta Soomaaliya Oo ka furmay Brussels

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DHAGEYSO: Dhexdhexaadin laga dhex wado kooxaha Al Shabaab Iyo Mas’uuliyiinta Beled-Xaawo?
- Nov 15, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in xaaladda amnigu ay ...
DAAWO: Madaxweyne Farmaajo Oo Shaaca ka Qaaday in Itoobiya Cadow aheyd 30-sano ka hor, balse ay Jiilka Cusub Cadowtooyada ku bedeli doonaan Nabad iyo Barwaaqo?
- Nov 15, 2018
Afrikada, Muqdisho: Maxamed Cabdullaahi Farmaajo hogaamiyaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka warbixiyey ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18
- Nov 15, 2018
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18 HALKA HOOSE KA DAAWO:
Jeneraallo ka tirsanaa millitariga Itoobiya oo lagu eedeeyay in ay hubka sharci darrada ah U soo Daabuli jireen Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Addis Ababa: Shirkad ay militariga Itoobiya maamulaan oo lagu magacaabo Metec ayaa lagu ...
Xulka Itoobiya Oo 4-0 ku dhuftay xulka Qaranka Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xulka Ethipia ayaa 4-0 uga badiyay xulka Soomaaliya ee 23-jirada tartanka is ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->