Mareykanka oo dabcinaya mowqifki uu ka taagnaa muhaajiriinta | Afrikada

Mareykanka oo dabcinaya mowqifki uu ka taagnaa muhaajiriinta

Wasiirka gaashaandhigga mareykanka Jim Mattis, ayaa xaqiijiyey dowladda Mareykanka iney dooneyso hoy iney uga diyaariso kumanaanka qoxootiga sharci darrada ah xera ciidan oo ku taallo Texas.

Hadalkaasi Jim ka soo yeeray ayaa wuxuu ku soo beegmayaa go’aanki madaxweyne Trump uu ka qaatay inaan hadda kaddib qoysaska iyo carruurtooda aan la kala reebin marka la rabo in meel lgu hayo.

Mr Mattis wuxuu intaa ku daray saldhigga ciidamada ee Fort Bliss ee ku yaallo El Paso iyo saldhiigga ciidamada circa ee Goodfellow oo ku yaallo San Angelo in la diyaariyey.

Hoggaamiyeyaasha waddamada Laatiin Ameerika ayaa walaac ka muujiyey siyaasadda Mareykanka ee ku aaddan arrimaha qoxootiga.

Madaxweynaha Guatemala Jimmy Morales, ayaa wuxuu sheegay inuu qaxootiga ka soo jeeda Guatemala uu weydiinayo in la geeyey goob ku meel gaar ah oo ammaankooda lagu sugi karo.

Madaxweynaha Brazil Temer wuxuu isna sheegay inuu weydiin doono dhibaatada haysata carruurta waaliddiintooda laga reebay ee meel gaar ah lagu hayo.

READ MORE:  R/Wasaaraha Talyaaniga Oo si xun u caayey R/Wasaaraha Faransiiska "Tutti voi siete ipocriti..!"

Mr Temer wuxuu wadahadallo amuurahaasi ku saabsan uu la yeelan doonaa madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Mike Pence oo booqasho laba maalmood ay Talaadada uga billaabmeyso Brazil.

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->