DAAWO:Generaal Nuux Taani Oo hanjabaad Kulul U diray R/Wasaare ku xigeenka Kheyre “Mahdiyow Mar Unbaad Meeshaad ku dhalatay ku soo Laaban doontaa” | Afrikada

DAAWO:Generaal Nuux Taani Oo hanjabaad Kulul U diray R/Wasaare ku xigeenka Kheyre “Mahdiyow Mar Unbaad Meeshaad ku dhalatay ku soo Laaban doontaa”

Afrika, Tukaraq: Taliyaha guud ee ciidanka Soomaaliland General Nuux Ismaaciil Taani ayaa farriin xasaasi ah u diray rag cul culus oo uu ka mid yahay ra’iisul wasaare ku xigeenka federaalka Mahdi Maxamed Guuleed(Khadar) isaga oo sheegay in Mahdi uu yahay nin Somaliland ka soo jeeda, waxa kale oo Taliya Taani uu farriin u soo diray madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Taliyaha ciidanka Puntland General Siciid Dheere.

Arrimaha ugu muhiimsan ayaa ah in raggani uu tillaabo ka qaadi doono haddii maamulkiisa Jeegaantu ay amar ku siiyaan arrintaasi. Arrinta ugu layaabka badan ee Taliye Taani ku dhawaaqay ayaa ah in uu weerar afka ah ku qaaday ra’iisul wasaare ku xigeenka dowladda Farmaajo mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar).

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  DAAWO: Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo Oo Khudbad CAJAA'IB AH u jeediyay Shacabka Soomaaliyeed

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DEG DEG: Xukuumadda Xasan Kheyre Oo kala boobeysa LACAGIHII DEEQDA SOOMAALIYA Guddiga La Socodka MAALIYADDA oo QEYLO-DHAAMINAYA?
- Nov 19, 2018
Afrikada, Muqdisho: arbixin rasmi ah oo ay soo saareen Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka Baarlamaanka ...
DEG DEG: Jubaland Oo Tiirka Geysay Askari dil u geystay Oday nabaddoon ahaa..
- Nov 19, 2018
Afrikada, Jubaland:  MIsmaamulka Jubaland ayaa maanta dil ku fuliyey nin lagu magacaabo Cabdirizaaq Cumar C/llaahi. Ninka ...
DEG DEG: Kooxo hubeysan oo caawa DIL NAXDIN LEH ka Geystay magaalada Muqdisho
- Nov 18, 2018
Wararka inaga soo gaaraya bartamaha suuqa bakaaraha ayaa sheegaya in caawa fiidkii bacdal salaatul ...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Oo ku sii jeeda Jubaland + Safarro uu ku mari doono dalka oo dhan?
- Nov 18, 2018
Afrikada, Muqdisho: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Xisbiga UPD Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ...
DAAWO SAWIRADA: Dagaalamayaasha Al-Shabaab Oo Si Xoog ah Xoolo uga aruuriyey degaannada Galgaduud?
- Nov 18, 2018
Afrikada, Galmudug: Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee ismaamulka Galmudug ayaa sheegaya in kooxaha ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->