Faarax Macalin: “Kawaanlihii Tigreega ahaa ee Gen. Gabre Halkee buu ka Galayaa Cadaaladda..”

Afrikada, Kenya: Siyaasiga ruug cadaaga ee Soomaalida Kenya Faarax Macallin ayaa sheegay in jeneraalka Itoobiyaanka ah ee urur goboleedka IGAD shaqada ka eryeen aysan jirin meel uu isku qarin karo.

Faarax Macallin ayaa sheegay in la gaaray waqtigii uu cadaaladda hortegi lahaa.

Faarax Macalina waxa uu carabka ku dhuftay in wax kasta oo dhaca ay dhammaad leeyihiin, qofka markii uu mas’uuliyad hayo aan miisaamin falalkiisa inuu dib uga shalaayi doono marka xilka laga qaado, waxaana uu tilmaamay in Geb. Gabre oo uu ahaa “Kawaanlihii dadka ku laayay magaalada Muqdisho.”

 

 


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO SAWIRADA: Al-Shabaab Oo Hadiyad Gudoonsiisay Oday Dhaqameedyo, mideysayna Qabaa’il dega meelaha ay ka taliyaan?
- Jul 16, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Wararka inaga soo gaaraya gobollada Baay iyo Bakool ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa ...
Wasiir C/risaaq: “Dowladdu Ma Gaarsiisna Heerkii La rabey, Waa Sii baaba’aynaa Ee aan Wada hadal la galno Al-Shabaab..?”
- Jul 16, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wasiirkii hore ee amniga Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed hadana ah mudane ka ...
Shacabka Muqdisho Oo dareemaya In aysan iyagu laheyn “Dhulka ay u Dhasheen” Maxaa ka maqan Reer Muqdisho Oo ay u Degi la’yihiin???
- Jul 16, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dadka reer Muqdisho oo lagu tilmaamo in ay yihiin "madaxii wadanka" ayaa ...
AKHRISO: Midowga Yurub Oo DegDeg U Bixiyeen Lacago intuusan Shirka Brussels ku bilaabmin
- Jul 16, 2018
Afrikada, Brussels: Waxaa Midowga Yurub ay khasnadahooda ka soo faqeen malaayiin doolar oo laga ...
DAAWO: Hal Arrin Oo ay Al-Shabaab Si Xun Uga Naxeen Oo Muqdisho Ka Dhacday
- Jul 16, 2018
Afrikada, Muqdisho: Hal arrin oo cabsi galisay dad badan ayaa ka dhacday Muqdisho. Waxaana ...
%d bloggers like this: