DEG DEG: Somaliland Xabsiga dhigtay Ganacsade Reer Sool ah | Afrikada

DEG DEG: Somaliland Xabsiga dhigtay Ganacsade Reer Sool ah

Afrikada, Tukaraq:Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa Afduub ay caawa fiidnimadii magaalada Caynaba gaari kala dageen Ganacsade kamid ah, Odayaasha ka soo jeeda magaalada Laascaanood, kaas oo ay ku qabsadeen markii ay aqoonsadeen.

Wararka ayaa sheegaya Axmed Maxamed Xasan Qaal uu si weyn uga soo horjeeday fikradaha maamulka Somaliland,.

Dhinaca kale, dhaqdhaqaaqyadii ciidan ee ugu dambeeyay ee gobolka ka dhaca ayaa lagu tilmaamayaa inay ahaayeen kuwo weli ay ciidammada Puntland buuxdhaafiyeen xuduudaha ay la wadaagto Somaliland.

Maamulka Somaliland ayaa degaya siyaasado uu si hoose u mudayo dhinacyada kaga soo horjeeda colaadaha iyagoo dhanka shacabka hoos u ugaarsanaya dadka diidan fekradahooda dagaalka.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->