DAAWO SAWIRADA:Ciidamadii Qardho Oo gaaray Jiida Hore ee Tukaraq | Afrikada

DAAWO SAWIRADA:Ciidamadii Qardho Oo gaaray Jiida Hore ee Tukaraq

Afrikada, Tukaraq: Ciidammada Puntland ee gurmadka ah ee ka yimid Qardho ayaa gaaray jiidaha hore ee dagaalka, waxaana sida aad uga jeedaan sawirada hoose ay ka kooban yihiin gaadiidka dagaalka iyo infantry oo ah kuwa dhulka.

Abaabulka dagaallada ee degaankaasi ayaa sii kordhaya xilli ay siyaasiyiintu dheelayaan siyaasad aan anfaceynin dadyowga rayidka ah ee Soomaaliya.

Sidoo kale dagaalladan la hurinayo wax dan weyn oo labada dhinac oo sidaa u buuran ma jirto, waxaana ay kala qeybinayaan dadka weligood meesha isla deganaa ama waalid isku ah ama xidid isku ah ama qaraabo iyo ehel wadaaga.

SAWIRADA:

READ MORE:  DAAWO:Micheal Keating Oo dhulka Ku jiiday Dowladda Farmaajo "Kuwa maanta Jooga Ma aha kuwo Hore U Socda, Wey Dhutinayaan...!"

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DEG DEG: Xukuumadda Xasan Kheyre Oo kala boobeysa LACAGIHII DEEQDA SOOMAALIYA Guddiga La Socodka MAALIYADDA oo QEYLO-DHAAMINAYA?
- Nov 19, 2018
Afrikada, Muqdisho: arbixin rasmi ah oo ay soo saareen Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka Baarlamaanka ...
DEG DEG: Jubaland Oo Tiirka Geysay Askari dil u geystay Oday nabaddoon ahaa..
- Nov 19, 2018
Afrikada, Jubaland:  MIsmaamulka Jubaland ayaa maanta dil ku fuliyey nin lagu magacaabo Cabdirizaaq Cumar C/llaahi. Ninka ...
DEG DEG: Kooxo hubeysan oo caawa DIL NAXDIN LEH ka Geystay magaalada Muqdisho
- Nov 18, 2018
Wararka inaga soo gaaraya bartamaha suuqa bakaaraha ayaa sheegaya in caawa fiidkii bacdal salaatul ...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Oo ku sii jeeda Jubaland + Safarro uu ku mari doono dalka oo dhan?
- Nov 18, 2018
Afrikada, Muqdisho: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Xisbiga UPD Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ...
DAAWO SAWIRADA: Dagaalamayaasha Al-Shabaab Oo Si Xoog ah Xoolo uga aruuriyey degaannada Galgaduud?
- Nov 18, 2018
Afrikada, Galmudug: Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee ismaamulka Galmudug ayaa sheegaya in kooxaha ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->