Subscribe

DAAWO: Caawa waa 26ka Juun Markii ay Xornimada Qaateen Gobollada Waqooyi heeso qiiro leh

Afrikada, Muqdisho. Caawa waa habeenkii ay xornimada qaateen gobollada Waqooyi ee dalka Soomaaliya. Kadibna 1-da July ayey isu tageen Waqooyi iyo Koonfur.

Laakiin waqtiga ayaa waayaha bedela wax walbana sidii ay ahaan jireen ma aha, caawa dadkii midoobay ayaa warmo isku heysta, dagaallo ayaa ka dhex jira, waxayna ku doodayaan xaduudkaas ha ii soo dhaafin iyo anigaa halkaan leh iyo Tukaraq anigaa leh.

DAAWO XUSUUSTA WAQTIGA:

 

READ  DAAWO: Ciidammada Millteriga Oo Dhegta Dhiiga U daray Horjooge Macallin Deerow iyo ilaaladiisii

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Dowladda Oo Ciidamo Wata Gaadiidka Dagaalka U Dirtay Gobolka Shabeellada Dhexe
- Aug 16, 2018
Afrikada, Shabeellooyinka:   Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ciidamo Xooggan iyo Dabaabaadka Dagaalka u daabushay ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Caalamka iyo Soomaaliya 15/08/2018
- Aug 16, 2018
Akhristeyaasha ku tixan Shabakadda Afrikada.com Ee ku sugan Daafaha Caalamka waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa ...
Guusha Ilhaan Cumar Oo Soomaalida Dhiirigelin weyn u noqotay?
- Aug 16, 2018
Afrikada, Minnesota: Ilhaan Cumar ayaa ku guulaysatay isreebreebka musharraxnimada Xisbiga Dimuqraadiga ee mid ka ...
Madaxweyne Farmaajo oo maanta la kulmay guddiga dhaqaalaha Qaranka
- Aug 15, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu kulan la ...
Wasiir Beyle: “Ma Jirto Lacag Sharcidarro Lagu Siiyey Xildhibaanada Baarlamaanka”
- Aug 15, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle,ayaa sheegay in marnaba ...
%d bloggers like this: