Ciidamo ka socda gobolka Karkaar Oo la geeyay jiidaha hore ee dagaalka Tukaraq | Afrikada

Ciidamo ka socda gobolka Karkaar Oo la geeyay jiidaha hore ee dagaalka Tukaraq

Afrikada, Tukaraq: Waxaa soconaya mafaafiic masaafo dhexe la isku duqeynayo iyadoo gawaarida dagaalku isbeegsaneyso. Dowladda Puntland ayaa dhankeeda xoojineys forimaheeda dagaalada, waxaana wararkii ugu dambeeyay ay sheegayaan in gurmad ka yimid gobolka Karkaar uu xoojin geeyay jiida hore ee Tukaraq.

Dhinaca kale weli ma jirto waan waan iyo wadahadal lagu farogelinayo colaadahani faraha ka sii baxaya ee gobolka Sool wada saameeyay.

READ MORE:  Sarkaal Al-Shabaab ah iyo Ilaaladiisa oo lagu khaarajiyey duleedka degmada Waajid

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO Somaliland oo ka carootay RUQSADII la siiyey Maraakiibta Shiineyska Iyo Shiinaha Oo Kalluunka ka Iibinaya Kenya?
- Dec 12, 2018
Afrikada, Hargeysa: Kadib markii dowladda Soomaaliya ay ruqsad siisay shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha ...
Hogaamiyeyaasha Isbedelka Waqtiga dartiis loogu kacsan yahay Caalamka AKHRISO!!!
- Dec 12, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xilli kala guur ah oo dowlad kasta ay soo bandhigeyso wixii ay ...
DHAGEYSO: Xildhibaanadii Mooshinka keenay Amar ku bixiyey in Farmaajo uusan dalka ka bixi karin?
- Dec 11, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Maxamed Cabdulllaahi Farmaajo ayaa goor dhow soo saaray ...
Gudoomiye Mursal Oo gurigiisa laga jaray Korontada, Biyaha iyo Cuntada?
- Dec 11, 2018
Afrikada, Muqdisho: Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal ayaa go'aan ku gaaray in uu ...
Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Oo loo Ogolaaday In ay la Kulmaan Gudoomiye Mursal
- Dec 11, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaliya ee iyagu hogaaminaya aqlabiyadda inta badan ee ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->