SAWIR: Sarkaal Tanzanian ah Oo Buundada Araare lagu dilay

Afrikada, Kismaayo: Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa waxa ay howlgal qorshaysan ka fuliyeen goboka Jubadda Hoose ee dalka Soomaaliya, wararku waxa ay sheegayaan in howlgalkaasi laga sameeyay gaar ahaan degaanka buundada Araare ee Jubada Hoose.

Waxa ay ciidamadu halkaasi isaga horyimaadeen kooxaha Al-Shabaab oo fariisimo ku lahaa halkaasi waxaana la sheegay in ay ay fooda is dareen labada dhinac.

Intuu howlgalka Socday Ciidamadda ayaa dilay Sarkaal ka tirsanaa Xarakadda Al-shabaab.

Sarkaal la dilay ayaa heystay dhalashada wadanka Tanzania isagoona kamid ahaa Saraakiisha ugu sareeya Al-shabaab u qaabilsan dhanka jubboyinka.

Taliyaha ururka 58-aad ee guutada 11-aad ee ciidanka xoogga dalka G/dhexe Cabdi ibraahim Cali oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Howlgalka lagu dilay Sarkaalka uu ka dhacay buundada Araare ee Gobolka Jubbada hoose.

SAWIRKA:

 


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Weriye Yoonis Cali Nuur Oo ku geeriyooday London
- Jul 20, 2018
Afrikada, London: Wariye Yonis Cali Nuur oo muddo ku dhaw 30 sano u ...
DAAWO: Taliyihii Ciidammada Somaliland Oo U Gacan Galay Ciidammada dowladda Puntland
- Jul 20, 2018
Afrikada, Garoowe: Wararka ka imaanaya degaanka TUKARAQ ayaa sheegaya in jiidaha hore lagu arkay ...
DEG DEG: Axmed Madoobe Oo laga celiyay gegida diyaaradaha Stocholm+Dowladda SWEDEN oo tiri ‘MAYA Axmed Dib Nooga Noqo’
- Jul 20, 2018
Afrikada, Europe:  Hogaamiyaha maamulka Jubbaland Axmed Islaam Madoobe ayaa la sheegay in dib looga ...
Kooxda Al-shabaab Oo Afduubteen Guddoomiyaal Degmo iyo Wiilal ay dhaleen
- Jul 19, 2018
Afrikada, Muqdisho: Degaano ka tirsan Gobolka Gedo waxaa ka dhacday in Kooxda Al-shabaab ay ...
M/weyne C/weli Gaas Oo Dhaliilay Qaabka loo Wajahayo Wada-hadalada Soomaaliya Iyo Somaliland.
- Jul 19, 2018
Afrikada, Garowe:  Madaxweynaha dowladda Puntland mudane C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa dhaliilay hanaanka loo ...
%d bloggers like this: