DHAGEYSO: Dowladdu Yaysan naga Qasin Lacagtaan “Kunka U Weyn yahay Kun-kuna U yar yahay” | Afrikada

DHAGEYSO: Dowladdu Yaysan naga Qasin Lacagtaan “Kunka U Weyn yahay Kun-kuna U yar yahay”

Afrikada, Muqdisho: Dadweyne badan ayaa cabasho ka muujinaya in aan iyaga lala tashan si la iskula ogaado in faa’iido iyo khasaare midka ay leedahay lacagta cusubi.

Dadka dhanka sarifleyaasha ayaa ku cawday in lacagtaani ay tahay mid dhalin doonta iska horimaad, waxa ay ka codsadeen dowladda fedeaalka in aysan qalqal gelinin suuqyada ganacsiga iyo kan sarrifka.

Qeybta 1-aad:

Ganacsatada iyo sarifleyaasha ayaa sheegay in aan dadka lacagta dalka gacanta ku hayey aan wax tashi lala sameynin sida ay wax yihiin iyo dhanka sarrifkoodana aan la tixgelinin. Ganacsatada ayaa intaa ku dartay in 5 kun iyo 10 kun oo isku dhegan aanay aqbali doonin.

Qeybta 2-aad:

Waxa ay sheegeeni in haddii la keeno aaney wax aqoonsi ah siin doonin. maanta ayaa ay aheyd markii sarrifleyda iyo ganacsatada magaalooyin iyo xaafado ka tirsan gobolka Banaadir laga diiday qaadashada lacagta cusub ee dowladda dalku ka hirgelin rabto meelo badan.

Qeybta 3-aad:

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->