DEG DEG: Dowladda Soomaaliya Oo u digtay Qofkii Diida Shillin Soomaaliga | Afrikada

DEG DEG: Dowladda Soomaaliya Oo u digtay Qofkii Diida Shillin Soomaaliga

Afrikada, Jowhar: Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe waxaa muddooyinkani mucaaradnimo ka waday ganacsatada degaanka waxaana la sheegayaa in ay diidaan isticmaalka lacagta shillinka Soomaaliga.

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka shabeellaha dhexe ayaa la shiray ganacsatada si ay ugu qanciyaan qaadashada lacagta shillinka Soomaaliga oo ay ka walaacsan yihiin dadka danta yar ee ku nool magaalada jowhar.

Taliyaha saldhigga Jowhar Maxamed Siyaad Cali Canjeex ayaa sheegay in haatan si caadi ah looga isticmaalayo lacagta shillinka soomaaliga, isla markaana ay ganacsatada ku amreen in ay qaataan lacagta shilinka.

Taliyaha ayaa ku goodiyay in tallaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doonaan= ganacsadihii diida isticmaalka lacagta.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:

 

READ MORE:  DAAWO:Calanka Soomaaliya Oo laga taagay DHULKA Soomaalida Itoobiya+Ereygii ITOOBIYAAN ayaan ahay Oo meesha ka baxay?

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DEG DEG: Xukuumadda Xasan Kheyre Oo kala boobeysa LACAGIHII DEEQDA SOOMAALIYA Guddiga La Socodka MAALIYADDA oo QEYLO-DHAAMINAYA?
- Nov 19, 2018
Afrikada, Muqdisho: arbixin rasmi ah oo ay soo saareen Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka Baarlamaanka ...
DEG DEG: Jubaland Oo Tiirka Geysay Askari dil u geystay Oday nabaddoon ahaa..
- Nov 19, 2018
Afrikada, Jubaland:  MIsmaamulka Jubaland ayaa maanta dil ku fuliyey nin lagu magacaabo Cabdirizaaq Cumar C/llaahi. Ninka ...
DEG DEG: Kooxo hubeysan oo caawa DIL NAXDIN LEH ka Geystay magaalada Muqdisho
- Nov 18, 2018
Wararka inaga soo gaaraya bartamaha suuqa bakaaraha ayaa sheegaya in caawa fiidkii bacdal salaatul ...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Oo ku sii jeeda Jubaland + Safarro uu ku mari doono dalka oo dhan?
- Nov 18, 2018
Afrikada, Muqdisho: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Xisbiga UPD Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ...
DAAWO SAWIRADA: Dagaalamayaasha Al-Shabaab Oo Si Xoog ah Xoolo uga aruuriyey degaannada Galgaduud?
- Nov 18, 2018
Afrikada, Galmudug: Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee ismaamulka Galmudug ayaa sheegaya in kooxaha ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->