DAAWO: Shacabka Soomaaliyeed Oo la Daalaa-dhacaya Dhismaha Tiyaaterkii Qaranka | Afrikada

DAAWO: Shacabka Soomaaliyeed Oo la Daalaa-dhacaya Dhismaha Tiyaaterkii Qaranka

Iyadoo la iska ogyahay sida ay u fududahay marka uu shaqsi dhisanayo Villooyin Boob iyo Dhac ah, ayaa waxaa magaalada Muqdisho ka soconeysa CUQUBO weyn oo ah in la dhisi la’ yahay goobihii xaasidnimada loo dumiyey, goobahaasi waxaa ka mid ah Tiyaaterkii Qaranka Oo isagu si gaar ah u diiddan in la dhiso, waxaa kale oo is-muujinaya oo dhismi la’ ‘Istaadiyo Muqdisho’ oo si kasta oo heshiis Shiineyska loola galay uu weli ka soo urayo urtii iyo baqtigii uu deriska la noqday dagaaladii sokeeye.

Tani waxa ay ka mid tahay hagarta siyaasiyiinta ee si toos ah ay u hagranayaan ‘mashaariicda dadweynaha’ gaar ahaan qeybaha quseeya dib u dhiska iyo dhaqan-celiska shacabka.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  Shirkadda Albayrak Oo Shaacisay In Ay Bishii $10 Milyan Ka soo Saaraan Dekadda Muqdisho.

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DEG DEG: Xukuumadda Xasan Kheyre Oo kala boobeysa LACAGIHII DEEQDA SOOMAALIYA Guddiga La Socodka MAALIYADDA oo QEYLO-DHAAMINAYA?
- Nov 19, 2018
Afrikada, Muqdisho: arbixin rasmi ah oo ay soo saareen Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka Baarlamaanka ...
DEG DEG: Jubaland Oo Tiirka Geysay Askari dil u geystay Oday nabaddoon ahaa..
- Nov 19, 2018
Afrikada, Jubaland:  MIsmaamulka Jubaland ayaa maanta dil ku fuliyey nin lagu magacaabo Cabdirizaaq Cumar C/llaahi. Ninka ...
DEG DEG: Kooxo hubeysan oo caawa DIL NAXDIN LEH ka Geystay magaalada Muqdisho
- Nov 18, 2018
Wararka inaga soo gaaraya bartamaha suuqa bakaaraha ayaa sheegaya in caawa fiidkii bacdal salaatul ...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Oo ku sii jeeda Jubaland + Safarro uu ku mari doono dalka oo dhan?
- Nov 18, 2018
Afrikada, Muqdisho: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Xisbiga UPD Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ...
DAAWO SAWIRADA: Dagaalamayaasha Al-Shabaab Oo Si Xoog ah Xoolo uga aruuriyey degaannada Galgaduud?
- Nov 18, 2018
Afrikada, Galmudug: Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee ismaamulka Galmudug ayaa sheegaya in kooxaha ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->