DAAWO: Jaaliyadda Khaatumo ee dalka Norway Oo fariin u dirtay P/land, Fedraalka, S/land iyo arrimo..

Afrikada, Laas-Caanood: Jaaliyadda Khaatumo State ee dalka Norway ayaa si adag uga hadashay dhibaatooyinka ka aloosan gobollada ay degaan dadka U dhashay Khaatumo State ee colaaduhu ragaadiyeen.

Gudoomiyaha Jaaliyadda Khaatumo ee dalka Norway Cabdiftaax Daahir Xaaji Xasan ayaa fariin u diray dowladda dhexe ee Soomaaliya, madaxda Khaatumo oo uu ka mid yahay Cali Khaliif Galaydh iyo ku xigeenkiisa Caananuug.

Waxa gudoomiyaha Khaatumo ee jaaliyadda Norway uu u sheegay in dhinacyada is haya ay dhibaatooyin ku hayaan gobolada Khaatumo degto, waxaana uu su’aal ka keenay in Puntland soo celin karto gobolka Sool iyo in kale.

Waxa uu tilmaamay in maamulka Khaatumo gaari karo halka uu higsanayo.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  DAAWO:Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Caalamka iyo Soomaaliya 24/08/2018

Axmed Madoobe: “Madaxweyne Farmaajo Waa Argagixiso” WARXIBIN XASAASI AH.
- Sep 18, 2018
Afrikada, Kismaayo: Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka ...
DHAGEYSO:Nin la dilay iyadoo ay fiirsanayaan BOOLISKA Degmada Kaaraan
- Sep 18, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka ka imaanaya degmada Kaaraan ayaa sheegaya in la dilay mid ...
DHAGEYSO:Ma jiro Hal Xildhibaan Oo ka hadlay XAALADDA Degaankii laga soo Doortay ?
- Sep 18, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waxaa isa soo taraya xuuraansiga sida ay u hadleen xubnihii baarlamaanka federaalka. Dhammaan ...
DHAGEYSO:Khudbadihii QIIRADA LAHAA Ee looga Bartay R/W KHEYRE, “Ma Aqbaleyno Damaca Dowlad Goboleedyada?”
- Sep 17, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Ra'iisul wasaaraha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ...
DHAGEYSO: C/raxmaan Yariisow Oo Si Xun U Calaacalay, “Dowlad Goboleedyadow Waa Idin Baryeynaa Ee sida ka Daaya..?”
- Sep 17, 2018
Afrikada, Muqdisho: Duqa magaalada Muqdisho mudane Cabdiraxmaan Yariisow oo ka mid ah Guddiga ...
%d bloggers like this: