DAAWO: Ciidamo Hor leh Oo Dowladda Puntland ay Geysay Jiida Buuraha Sool | Afrikada

DAAWO: Ciidamo Hor leh Oo Dowladda Puntland ay Geysay Jiida Buuraha Sool

Afrikada, Sool: Waqti laga cabsi qabo dagaallo sii kiciya xiisadda ka aloosan gobolka Sool ayaa waxaa markale maanta Jiidaha dagaalka ee gobolka Sool la geeyay cutubyo ka mid ah ciidamada Difaaca, gaar ahaana KUMAANDOOS oo qeyb kamid ah ahayd Keyd, sida uu warbaahinta u sheegay Taliyaha ciidamada La dagaalanka Argagixisada ee Puntland.

HALKAN KA DAAWO ViDEO

 

READ MORE:  DAAWO: M/weyne Muuse Biixi Oo Salaadii CIIDDA Dadkii ka NIXIYEY: "Walaahi SOOMAALI Waan U Turayaa Ee Ogaada, HAR CAD ayaan Garoowe Qabsan Karaa?"

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO Somaliland oo ka carootay RUQSADII la siiyey Maraakiibta Shiineyska Iyo Shiinaha Oo Kalluunka ka Iibinaya Kenya?
- Dec 12, 2018
Afrikada, Hargeysa: Kadib markii dowladda Soomaaliya ay ruqsad siisay shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha ...
Hogaamiyeyaasha Isbedelka Waqtiga dartiis loogu kacsan yahay Caalamka AKHRISO!!!
- Dec 12, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xilli kala guur ah oo dowlad kasta ay soo bandhigeyso wixii ay ...
DHAGEYSO: Xildhibaanadii Mooshinka keenay Amar ku bixiyey in Farmaajo uusan dalka ka bixi karin?
- Dec 11, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Maxamed Cabdulllaahi Farmaajo ayaa goor dhow soo saaray ...
Gudoomiye Mursal Oo gurigiisa laga jaray Korontada, Biyaha iyo Cuntada?
- Dec 11, 2018
Afrikada, Muqdisho: Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal ayaa go'aan ku gaaray in uu ...
Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Oo loo Ogolaaday In ay la Kulmaan Gudoomiye Mursal
- Dec 11, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaliya ee iyagu hogaaminaya aqlabiyadda inta badan ee ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->