Subscribe

3 askari Oo ka tirsan Ciidanka Dowladda Oo lagu dilay Qarax

Afrikada, Muqdisho: Qarax nooca miinada ah ayaa lagula beegsaday ciidanka dowladda federaalka halka lagu magacaabo Haan-sheekh ee duleedka Balcad waxaana la soo sheegaya inuu ka dhashay Khasaare dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray Ciidamadii Gaariga saarnaa.

Ugu yaraan 3 Askari ayaa ku dhintay waxaana ku dhaawacmay tiro kale uu ka mid yahay Sarkaalkii Ciidanka Watay sida ay noo sheegeen saraakiil kale.

Haan-sheek waa deegaan ay ku dhinteen mas’uuliyiin iyo ciidan badan oo ka tirsan HirShabeelle, sidoo kale waxaa weeraro badan kula kulmay ciidamo ka tirsan Dalka Burundi ee ka mid ah Howlgalka AMISOM.

Dadweynaha degaanka ayaa warbaahinta u sheegay in ay jirto xogtaasi in Haan-sheekh qaraxu ka dhacay, isla markaasina dhibaatadaasi ay dhacday.

READ  Dowlada Shiinaha Oo Soomaaliya ka Taageeri doonta La Dagaalanka Argagaxisada

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Guusha Ilhaan Cumar Oo Soomaalida Dhiirigelin weyn u noqotay?
- Aug 16, 2018
Afrikada, Minnesota: Ilhaan Cumar ayaa ku guulaysatay isreebreebka musharraxnimada Xisbiga Dimuqraadiga ee mid ka ...
Madaxweyne Farmaajo oo maanta la kulmay guddiga dhaqaalaha Qaranka
- Aug 15, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu kulan la ...
Wasiir Beyle: “Ma Jirto Lacag Sharcidarro Lagu Siiyey Xildhibaanada Baarlamaanka”
- Aug 15, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle,ayaa sheegay in marnaba ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Caalamka iyo Soomaaliya 14/08/2018
- Aug 15, 2018
Akhristeyaasha ku tixan Shabakadda Afrikada.com Ee ku sugan Daafaha Caalamka waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa ...
Wasiir Cawad: “Waxaan Dhexdhexaadineynaa Eritrea iyo Jabuuti” (Waa Socon Weynaye aan Orodno?)
- Aug 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Axmed Ciise Cawad oo ...
%d bloggers like this: