R/W Kheyre: “Uma Dul Qaadan Doono Cidii Dalkeena dib u Celinaysa”
Afrikada, Muqdisho: Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in waqtiagan dalka Soomaaliya uu dhinac walba ka gaaray horumar, isla markaana taasi ay sabab u tahay shaqo adag oo ay sameeyeen madaxda dalka.
Waxa uu sheegay in dalkeena guulaha uu gaarey ay ka mid yihiin dhinacyada dhaqaalaha, Amniga, Siyaasada loo dhan yahay, dhinaca xiriirka Caalamiga ah iyo la-dagaalanka musuq maasuqa, isla markaana cid Alle cidii isku-dayda in dalka dib ay u celiso aan loo dul qaadan doonin.
HALKAN KA DHAGEYSO:
Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com
<