M/Goboleedyada Oo ka hor yimid In Somaliland la siiyo Gargaar Bani’aadanimo | Afrikada

M/Goboleedyada Oo ka hor yimid In Somaliland la siiyo Gargaar Bani’aadanimo

Afrikada, Muqdisho: Maamul goboleedyada dalka Soomaaliya ayaa gaashaanka ku dhuftay in gargaar la siiyo Somaliland, arrintan ayaa ku soo aadeysa xilli uu madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi uu dacweeyay dowladda federaalka isaga oo ku andacoonaya in uu rabo in gargaar la siiyo.

Muuse Biixi ayaa ciidankiisa milleterigu wax ay guluf colaadeed ka wadaan gobollo ka tirsan dalka. Warqad qoraal ah oo ka soo baxday dowlad goboleedyada ayaa lagu sheegay in maamuladu ay si weyn u taageerayaan go’aankii wasiirka qorsheynta qaranka mudane Jamaal taasi oo uu dhowaan ku hakiyay deeqihii beesha caalamka ay siin jirtay Somaliland.

QORAALKA AY SOO SAAREEN DOWLAD GOBOLEEDYADA:

READ MORE:  Duqa Magaalada Muqdisho: "Horumar Weyn Oo dhanka Amniga ah ayaa Muqdisho ka jira"

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Madaxweyne Farmaajo Oo Shaaca ka Qaaday in Itoobiya Cadow aheyd 30-sano ka hor, balse ay Jiilka Cusub Cadowtooyada ku bedeli doonaan Nabad iyo Barwaaqo?
- Nov 15, 2018
Afrikada, Muqdisho: Maxamed Cabdullaahi Farmaajo hogaamiyaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka warbixiyey ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18
- Nov 15, 2018
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18 HALKA HOOSE KA DAAWO:
Jeneraallo ka tirsanaa millitariga Itoobiya oo lagu eedeeyay in ay hubka sharci darrada ah U soo Daabuli jireen Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Addis Ababa: Shirkad ay militariga Itoobiya maamulaan oo lagu magacaabo Metec ayaa lagu ...
Xulka Itoobiya Oo 4-0 ku dhuftay xulka Qaranka Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xulka Ethipia ayaa 4-0 uga badiyay xulka Soomaaliya ee 23-jirada tartanka is ...
Dalka Eritrea oo maanta cunaqabateynta hubka laga qaadayo iyo Soomaaliya oo sanad siyaado ah loogu darayo
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waxaa saacadaha soo socda la filayaa in xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->