Dumarka Sacuudiga Oo Wadooyinka ku dhacay xilli laga Qaaday xayiraaddii dareewalnimo

Afrikada, Jeddah: “Ragga ayaa nagu adkeeyay in aan kaxeysano baabuurta” ayey tiri Abla Hasan al-Sabban iyada oo gacanta ku heysa shukaanta laga hago gaariga.

“Laakiin ma dhicin” ayay ku sii dartay 44 jirkani dabiiba xanuunada ku dhaca wadnaha.

Waxa ay sheegtay in Sacuudiga guhiisa laga warqabo in wadooyinka waaweyn ay weligood soo ahaayeen meel u gaar ah ragga.

Laakiin wixii ka bilowday Axaddii la soo dhaafay waxaa la qaaday bandoowgii haweenka ka saarnaa in ay baabuur kaxeyn karaan, tani oo ka dhigeysa Sacuudiga wadanka ugu dambeya adduunka oo haweenku baabuur ku dhex wadi karaan.

Xayiraada haweenka ka saarneyd in ay gawaaridooda ku wataan gacantooda ayaa ka dhigeysay haweenka in ay toos ugu tiirsanaadaan raggooda, sida ninka seyga ah, aabaha, ama wiilka ay hooyadu iyadu dhashay.

READ MORE:  DEG DEG: Dowladda Itoobiya Oo soo saartay Warkii ugu dambeeyay+Halka Uu ku Sugan Yahay Cabdi iley?

DAAWO:Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Caalamka iyo Soomaaliya 19/09/2018
- Sep 19, 2018
Akhristeyaasha ku tixan Shabakadda Afrikada.com Ee ku sugan Daafaha Caalamka waxaan halkan idinkugu soo ...
Axmed Madoobe: “Madaxweyne Farmaajo Waa Argagixiso” WARXIBIN XASAASI AH.
- Sep 18, 2018
Afrikada, Kismaayo: Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka ...
DHAGEYSO:Nin la dilay iyadoo ay fiirsanayaan BOOLISKA Degmada Kaaraan
- Sep 18, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka ka imaanaya degmada Kaaraan ayaa sheegaya in la dilay mid ...
DHAGEYSO:Ma jiro Hal Xildhibaan Oo ka hadlay XAALADDA Degaankii laga soo Doortay ?
- Sep 18, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waxaa isa soo taraya xuuraansiga sida ay u hadleen xubnihii baarlamaanka federaalka. Dhammaan ...
DHAGEYSO:Khudbadihii QIIRADA LAHAA Ee looga Bartay R/W KHEYRE, “Ma Aqbaleyno Damaca Dowlad Goboleedyada?”
- Sep 17, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Ra'iisul wasaaraha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ...
%d bloggers like this: