Dowladda Itoobiya Oo Xabsiga dhigtay Sarkaal sare oo ka tirsan Ciidammada dalkaasi

Afrikada, Addis Ababa: Ku xigeenka taliyaha sare ee ciidanka booliska Itoobiya ayaa la soo xiray waxaana lagu wadaa baaritaanno la xiriira arrihmii ugu dambeeyay ee dhanka nabadgelyada, kadib markii bambaano lagu qarxiyay caasimadda Itoobiya ay dishay dad badan iyadoo dhaawacyana geysatay, sida uu sheegay telefishinka dowladdu.

“9 qof oo uu ku jiro ku xigeenka taliyaha ciidanka booliska ee xaruntoodu tahay Addis Ababa ayaa baaritaanno dhanka amniga ah lagu wadaa” sidaasi waa shaaca ka qaaday wakaalada wararka EBC.

 


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Taliyihii Ciidammada Somaliland Oo U Gacan Galay Ciidammada dowladda Puntland
- Jul 20, 2018
Afrikada, Garoowe: Wararka ka imaanaya degaanka TUKARAQ ayaa sheegaya in jiidaha hore lagu arkay ...
DEG DEG: Axmed Madoobe Oo laga celiyay gegida diyaaradaha Stocholm+Dowladda SWEDEN oo tiri ‘MAYA Axmed Dib Nooga Noqo’
- Jul 20, 2018
Afrikada, Europe:  Hogaamiyaha maamulka Jubbaland Axmed Islaam Madoobe ayaa la sheegay in dib looga ...
Kooxda Al-shabaab Oo Afduubteen Guddoomiyaal Degmo iyo Wiilal ay dhaleen
- Jul 19, 2018
Afrikada, Muqdisho: Degaano ka tirsan Gobolka Gedo waxaa ka dhacday in Kooxda Al-shabaab ay ...
M/weyne C/weli Gaas Oo Dhaliilay Qaabka loo Wajahayo Wada-hadalada Soomaaliya Iyo Somaliland.
- Jul 19, 2018
Afrikada, Garowe:  Madaxweynaha dowladda Puntland mudane C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa dhaliilay hanaanka loo ...
Kuwait Oo martigelin doonta Shir Soomaaliya Looga Caawinayo dhanka Waxbarashada
- Jul 19, 2018
Afrikada, Kuwait:  Intii lagu jirey shirkii Brussels ayaa safiirka dowladda Kuwait ee Midowga Yurub, ...
%d bloggers like this: