DHAGEYSO: Awood milleteri Oo Garoowe ka sii ambabaxeysa & Weerar Aan laga Fursaneyn Oo Tukaraq laga Cabsi Qabo | Afrikada

DHAGEYSO: Awood milleteri Oo Garoowe ka sii ambabaxeysa & Weerar Aan laga Fursaneyn Oo Tukaraq laga Cabsi Qabo

Afrikada, Garoowe: Waxaa isa soo taraya is-abaabulka ay dowladda Puntland ku dooneyso in ay ku qabsato degaanka Tukaraq. Taliyeyaasha ciidanka ayaa sheegaya in ilaa xuduudaha gobolka Sool la dhigay ciidammo xooggan si aysan ciidammada Somaliland uga soo wareegin qeybo kale oo gobolka ka mid ah.

Cabsida laga qabo dagaal toos ah oo ka dhexmara ciidamada Puntland & Somaliland ayaa sii kordhaya saacadihii ugu dambeeyey, rasaasta goos gooska ah ayaa weli la isku adeegsanayaa walow labada dhinacba waxay muujiyeen diyaar garowgii iyo Dhoolatuskii cuslaa.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO COD:

 

READ MORE:  XOG: Xubno Bani'aadam Oo Daadsan Wadooyinka Muqdisho+Waa Maxay SABABTU?

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DEG DEG: Xukuumadda Xasan Kheyre Oo kala boobeysa LACAGIHII DEEQDA SOOMAALIYA Guddiga La Socodka MAALIYADDA oo QEYLO-DHAAMINAYA?
- Nov 19, 2018
Afrikada, Muqdisho: arbixin rasmi ah oo ay soo saareen Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka Baarlamaanka ...
DEG DEG: Jubaland Oo Tiirka Geysay Askari dil u geystay Oday nabaddoon ahaa..
- Nov 19, 2018
Afrikada, Jubaland:  MIsmaamulka Jubaland ayaa maanta dil ku fuliyey nin lagu magacaabo Cabdirizaaq Cumar C/llaahi. Ninka ...
DEG DEG: Kooxo hubeysan oo caawa DIL NAXDIN LEH ka Geystay magaalada Muqdisho
- Nov 18, 2018
Wararka inaga soo gaaraya bartamaha suuqa bakaaraha ayaa sheegaya in caawa fiidkii bacdal salaatul ...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Oo ku sii jeeda Jubaland + Safarro uu ku mari doono dalka oo dhan?
- Nov 18, 2018
Afrikada, Muqdisho: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Xisbiga UPD Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ...
DAAWO SAWIRADA: Dagaalamayaasha Al-Shabaab Oo Si Xoog ah Xoolo uga aruuriyey degaannada Galgaduud?
- Nov 18, 2018
Afrikada, Galmudug: Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee ismaamulka Galmudug ayaa sheegaya in kooxaha ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->