DEG DEG: Puntland Oo Weerar ku qaaday Laas-Caanood

Afrikada, Sool: Warar haatan ina soo gaaraya waxa ay sheegayaan in xalay uu dhacay weerar culus oo ciidammada Puntland ku qaadeen saldhigyo ciidamada Somaliland ay ku leeyihiin magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.

Magaalada Laas-Caanood ayaa ka mid ah meelaha ay dowladda Puntland sheegtay in ay ka xoreyn doonto Somaliland.

Gudoomiyaha Gobolka Sool ee Puntland Abuubakar Cabdi Geele ayaa sheegay in Ciidamo ka tirsan Puntland ay Xalay weerar ku qaaadeen 2 Saldhig oo ku yaala Magaalada laascaanood.

Gudoomiyaha Gobolka Sool ee dhanka Puntland Geele waxa uu sheegay in weerarkaasi ciidammada Puntland ku soo furteen maxaabiis fara badan ciidamaduna ay ku guuleysteen in ay galaan xaafado badan.

Weli wax faahfaahin ah kama soo bixin dagaalkaasi xalay dhacay.

READ MORE:  DHAGEYSO: Guri ay deganaayeen Dad Soomaali ah Oo dab la qabadsiiyay+SOOMAALIDA Oo guryahoodii ka QAXAYA magaalada DIRI-DHABA

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Dowladda Soomaaliya Oo ka Hadashay Sababta Bulshada ay Garsoor Ugu Doontaan Al-Shabaab?
- Sep 25, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay sababta keentay in inta ...
Qalbi-dhagax oo ka warramay safarkiisa Hargeysa (Sawirro)
- Sep 25, 2018
Afrikada, Muqdisho: Magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland, waxaa maanta oo Talaado ah gaaray Cabdikariin ...
DAAWO: Qalbi-Dhagax iyo Aadan Barre oo ku kulmay Nairobi
- Sep 24, 2018
Afrikada, Nairobi: Xildhibaanka laga soo doorto caasimadda gobolka Waqooyi Bari ee Gaarisa mudane ...
10 Al-Shabaab ah Oo lagu dilay degmada Pandanguo, ee Lamu, Kenya
- Sep 24, 2018
Ciidammada Difaaca Kenya ayaa sheegaya in ay dileen tiro ka badan 10 maleeshiyaadka Al-Shabaab ...
DHAGEYSO: Xildhibaano doonaya in ay siidayaan Dadkii gubay Marxuum Axmed dowlo?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Duqa magaalada Muqdisho mudane Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa shaaca ka qaaday ...
%d bloggers like this: