DEG DEG: Caalamul Islaam Oo Ku Faraxsan Guusha Erdogan Iyo Warbaahinta Reer Galbeedka Oo aan maanta Waxba Reebanin | Afrikada

DEG DEG: Caalamul Islaam Oo Ku Faraxsan Guusha Erdogan Iyo Warbaahinta Reer Galbeedka Oo aan maanta Waxba Reebanin

Afrikada, Ankara: Waxaa weli soconaya doorashooyinka Turkiga iyada oo ay loolan ku jiraan rag muddo badan wadankaasi taladiisa u soo halgamayey.

Warbaahinta reer Galbeedka ayaa wareysiyo ka qaadayey dadka ka soo horjeeda Erdogan iyadoo sidoo kale ay saxafiyiinta reer Galbeedku aad u fadeexaynayeen doorashooyinka dalkaasi. Dadka ayaa ku hadaaqayey ereyo ay ku taageersan yihiin madaxweynaha dalkaasi Turkiga.

BBC, VOA, warfidiyeenka Faransiiska ayaa ugu darnaa kuwa sida xun wax uga sheegayay u codeynta madaxweynaha Turkiga iyaga oo tilmaamayay in Erdogan uu duqoobay ama aanu sii talin karin, waxaase taasi ka soo horjeestay dadweynaha oo sheegay in musharixiinta kaleba ay yihiin dad gaboobay oo aan hadda kadib la aamini karin.

La yaabkii maanta taagnaa ee doorashooyinka Turkiga waxaa ka mid ahaa in hogaamiyaha mucaaradka uu aad ugu han weyn yahay in uu guuleysto iyadoo tuuladii uu ku dhashay ay dadkii ka horyimaadeen iyaga oo u codeeyay Erdogan.

Muhharem Inci ayaa ah macallin Fiisigiska dhigi jirey walow uu isku bedelay siyaasi waana ninka aadka ugu soo dhow Erdoga xagga codadka marka loo eego doorashada.

READ MORE:  DAAWO:Odayaasha G/Awdal Oo digniin U diray M.Biixi+War annaga M.J. baa na taakuleeyay Duufaantii

HOOS KA DAAWO:

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DHAGEYSO Xildhibaan Cosoble: “M/weyne Farmaajo lacagtii dalka waa uu aruursaday, meel uu u wadana la garan maayo?
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya baarlamaanka federaalka ayaa sheegaya in uu qeylo dhaamiyey ...
Wasaarado ka Tirsan Dowlada Somaliya Oo korontadii Laga Jartay
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in xarumaha ilaa 7 Wasaaradadood ...
Banaanbax ka dhacay magaalada Gaalkacyo
- Nov 13, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Banaan bax looga soo horjeedo nin ay Maxkamadda Ciidamada Puntland ku xukuntay ...
Dagaal Oromo iyo Soomaali ku dhex maraya degaanka Mooyaale, 7 Dhimasho, 13 Dhaawac
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya degmada Mooyaale waxa ay sheegayaan in ugu yaraan ...
AKHRISO SIRTA: Labo koox oo Al-Shabaab ah oo isaga horyimid Jubada Dhexe?
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dagaal ayaa ka dhex qarxay qaar ka mid ah kooxaha mintidiinta Al-Shabaab ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->