DAAWO SAWIR:M/weynaha Zimbabwe Oo Cusbitaalka Loola cararay+Dhaawacii shalay dartiis

Afrikada, Harare: Waxaa shalay qarax uu ka dhacay goob stadium ah oo uu ka khudbeynayey madaxweynaha dalkaasi Zimbabwe Emmerson Mnangagwa.

Qaraxa ayaa loobu xiray meel ku dhowa halkii uu ka khudbeynayey waxaana lagu soo waramayaa in qaraxu dhacay markii uu madaxweynuhu ka gudbay halkii qaraxu yaalley.

Muddo kadib ayaa waxaa hadana soo shaac baxday in uu madaxweynuhu ku jiro isbitaal iyadoo halkaasi ay daweyn uga socoto. Qaar ka mid ah warbaahinta ayaa ku soo waramaya in madaxweynuhu uu haatan caafimaadkiisu fiican yahay, nabarka ku dhacayna uu yahay dhaawac yar oo uu ka soo kabsan karo.

DHAAWACA M/WEYNE EMMERSON:

READ MORE:  Jubbaland Oo Digniin Kama dambeys ah U dirtay madaxda Federaalka+iyo M/weyne Farmaajo Oo aad uga MURUGOODAY Allow kuwaan Dhinac Iiga Bixi?

DHAGEYSO: C/raxmaan Yariisow Oo Si Xun U Calaacalay, “Dowlad Goboleedyadow Waa Idin Baryeynaa Ee sida ka Daaya..?”
- Sep 17, 2018
Afrikada, Muqdisho: Duqa magaalada Muqdisho mudane Cabdiraxmaan Yariisow oo ka mid ah Guddiga ...
Doodii Baarlamaanka: “R/W Kheyroow DEG DEG Isku Casil Sababtoo ah Eey annagu Dooni Meyno”
- Sep 17, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Mudanayaasha baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya oo dood xasaasi ah ka yeeshay Amniga dalka, ayaa ...
DHAGEYSO: Nin si xun Loogu dilay Xaafada Suuqa Xoolaha
- Sep 17, 2018
AFrikada, Muqdisho: Nin da' ah ayaa waxaa maanta lagu dilay xaafada Suuqa Xoolaha ee ...
Magaalo ku taal Mareykanka Oo Duufaanno go’doomiyeen
- Sep 17, 2018
Afrikada, USA: Waxaa duufaanno darani ka soconayaan wadanka Mareykanka gobollo ka mid ah waxaana ...
Shirkii Loo Balansanaa La dagaalanka Al-Shabaab iyo Daacish Oo Baaqday Iyo Mas’uuliyiin Muhiim ah Oo HURDADA ka soo kici waayey?
- Sep 17, 2018
Afrikada, Muqdisho: Maanta oo Isniin ah kuna beegan 17/9/2018 ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ...
%d bloggers like this: