Al-Shabaab Oo Ka Baxay Buundo-Araare & Ciidanka Dowladda Oo Qabsaday | Afrikada

Al-Shabaab Oo Ka Baxay Buundo-Araare & Ciidanka Dowladda Oo Qabsaday

Afrikada, Jamaame: Wararka naga soo gaaraya magaalada Jamaame ee maamulka Jubaland ayaa sheegaya in in ciidammada xoogga dalka Soomaaliya ay la wareegeen gacan ku heynta degaanka Buundada-Araare.

Waxaa wararku sheegayaan in markii kooxaha Al-Shabaab ay ka war heleen in lagu soo aadan yahay ay halkaasi isaga baxeen iyaga oo fooda saaray dhanka duurka.

Ciiadammad ayaa markiiba la wareegay degaanka, saraakiisha dowladda federaalka ayaa ku waramaya in ciidamada dowladda aysan halkaasi kala kulmin wax iska caabin ah ama wax dagaal ah oo Buuno Araare ka dhacay.

READ MORE:  Sacuudiga Oo maanta Su’aalo Laga Waydiinayo Doono Heerarkeeda Xuquuqda Aadanaha

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->