FAAH-FAAHIN:Qaraxii khudbadii Abiy Axmed Oo lagu baaba’ay+150 Qof Dhaawac, 10 Dhimasho | Afrikada

FAAH-FAAHIN:Qaraxii khudbadii Abiy Axmed Oo lagu baaba’ay+150 Qof Dhaawac, 10 Dhimasho

Afrikada, Addis Ababa: Wararka ka imaanaya qaraxii maanta ka dhacay magaalada Addis Ababa ayaa sheegay in ay isa soo tarayaan dhaawacyadii isbitaallada la geeyay. Cusbitaallada iyo goobaha caafimaadka dalka Itoobiya ayaa xaqiijiyay in tirada dhaawacu aheyd in ka badan 100 ruux halka ay ku dhinteen 10-neeyo kale.

Ma jirto cid sheegatay weli qaraxii maanta ka dhacay fagaarihii uu ka Khudbaynaayay ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed.

Dadka dhaawacmay ayaa badankooda la sheegay in ay qaraxa kadib isbuurteen taasi oo keentay in dhaawacyo badan dadku isku geystaan.

Dhimashadda ilaa iyo hadda si rasmi ah looma xaqiijin laakiin wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in ku dhawaad 10 ruux ay dhinteen.

SAWIRO:

 

READ MORE:  DHAGEYSO: M/weyne Xaaf Oo mar kale ku dhawaaqay in uu la dagaalamayo Al-Shabaab+Maxaase loola jeedaa Ku Cel-celinta Iclaamiska Dagaal lala gelayo Al-Shabaab?

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->