DHAGEYSO:Eeyo Ilkaha Mariid Ku leh Oo Dad ku Weeraray Muqdisho Iyo kala carar ay Sababeen!!

Kooxo Eeyo ah ayaa xalay iyo ilaa iyo maanta siyaabo kala duwan dad ugu weeraray degmada Xamar-Weyne ee gobolka Banaadir.

Inta la xaqiijiyay 3 Caruur ah ayey Eeyahaas Qaniineen kadib Markii ay ku weerareen xaafada Aweyska ee degmada Xamar-Weyne.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:

Caruurtaas ay Qaniineen Eeyaha ayaa la dhigay qaar ka mid Isbitaalada ku yaala magaalada Muqdisho.

Abwaan Maki Xaaji Banaadir oo goobjoog u ahaa dhacdadaasi ayaa la hadlay Idaacada Kulmiye wuxuuna faafaahin ka bixiyay sida ay  Eeyahaas ay u soo weerareen dadka ku dhaqan degmada Xamar-Weyne ee gobolka Banaadir.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Weriye Yoonis Cali Nuur Oo ku geeriyooday London
- Jul 20, 2018
Afrikada, London: Wariye Yonis Cali Nuur oo muddo ku dhaw 30 sano u ...
DAAWO: Taliyihii Ciidammada Somaliland Oo U Gacan Galay Ciidammada dowladda Puntland
- Jul 20, 2018
Afrikada, Garoowe: Wararka ka imaanaya degaanka TUKARAQ ayaa sheegaya in jiidaha hore lagu arkay ...
DEG DEG: Axmed Madoobe Oo laga celiyay gegida diyaaradaha Stocholm+Dowladda SWEDEN oo tiri ‘MAYA Axmed Dib Nooga Noqo’
- Jul 20, 2018
Afrikada, Europe:  Hogaamiyaha maamulka Jubbaland Axmed Islaam Madoobe ayaa la sheegay in dib looga ...
Kooxda Al-shabaab Oo Afduubteen Guddoomiyaal Degmo iyo Wiilal ay dhaleen
- Jul 19, 2018
Afrikada, Muqdisho: Degaano ka tirsan Gobolka Gedo waxaa ka dhacday in Kooxda Al-shabaab ay ...
M/weyne C/weli Gaas Oo Dhaliilay Qaabka loo Wajahayo Wada-hadalada Soomaaliya Iyo Somaliland.
- Jul 19, 2018
Afrikada, Garowe:  Madaxweynaha dowladda Puntland mudane C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa dhaliilay hanaanka loo ...
%d bloggers like this: