DHAGEYSO: Shacabka Boosaaso Oo ka hadlay khudbadii uu maanta jeediyay M/weyne Gaas? | Afrikada

DHAGEYSO: Shacabka Boosaaso Oo ka hadlay khudbadii uu maanta jeediyay M/weyne Gaas?

Afrikada, Boosaaso: Shacabka ku dhaqan magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa aragtidooda ka dhiibtay khudbadii uu Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas uu ka jeediyey kala fadhigii Barlamaanka Puntland ee Maanta.

Hadalka Madaxweynaha oo u badnaa waxqabadka dawladiisa ayaa waxa sida oo kale ku jiray Xoreynta gobalada ka maqan gacanta Maamulka Puntland.

Shacabka Puntland ee ku dhaqan Bosaso ayaa qaar ka mid ah waxa ay qaban in uu wax badan qabtaya inta uu xilka hayey Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas halka qaar kalena ay qabaan in uu ka gabiyey baahiyo badan oo ay Puntland xiligan u baahantahay.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:

 

 

READ MORE:  DAAWO:M/weynaha Somaliland Oo cafiyey 500 maxaabiis ah

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->