DHAGEYSO: Dowladda Puntland Oo u mahadcelisay Shacabka Boorame+Jawaab ka bixisay hadalkii Feysal Cali Waraabe | Afrikada

DHAGEYSO: Dowladda Puntland Oo u mahadcelisay Shacabka Boorame+Jawaab ka bixisay hadalkii Feysal Cali Waraabe

Afrikada, Boorama: Dowladda Puntland ayaa sheegtay in ay tahniyad iyo bogaadin u direyso dadka degan magaalada Boorame. Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi ayaa waxa uu uga mahadcliyey shacabka kunool gobolka Awdal gaar ahaan magaalada Boorame in ay qaateen go’aan geesinimo badan kaasi oo ay gaashaanka ugu daruureen hadalkii Faysal Cali Waraabe uu ku durayey reer Puntland ee ahaa in la laayo ardeyda Puntland ee dhigatay jaamacadda Camuud.

Dowladda Puntland ayaa tilmaantay in gudoomiyaha xisbiga UCID ee Soomaaliland Feysal Cali Waraabe uu ku guuldareystay rabitaankiisii ahaa in shacabka Boorame ay laayaan ardayda Jaaamcadda Cammuud.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:

 

READ MORE:  Internet-ka Oo Al-Jeeriya laga Jaray si aysan ardeydu u Qishin imtixaanaadka

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->