DEG DEG: Qarax lala beegsaday R/W Itoobiya | Afrikada

DEG DEG: Qarax lala beegsaday R/W Itoobiya

Afrikada, Addis Ababa: Wararka naga soo gaaraya caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa ayaa waxa ay sheegayaan in Qarax uu ka dhacay meel uu ka khudbaynaayay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed.

Telefishinka qaranka Itoobiya ayaa sheegay in dhaawacyo uu sababay qaraxaasi, xilli uu khudbad jeedinayey Abiy Ahmed.

Dadka isku soo baxay ayaa ahaa shacab fara badan kuwaasi oo taageerayay isedelada uu dhowaan ku dhawaaqay Abiy Ahmed.

READ MORE:  M/weyne C/weli Gaas Oo si kulul Uga Jawaabay Gogoshii Uu fidiyey madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DEG DEG: Xukuumadda Xasan Kheyre Oo kala boobeysa LACAGIHII DEEQDA SOOMAALIYA Guddiga La Socodka MAALIYADDA oo QEYLO-DHAAMINAYA?
- Nov 19, 2018
Afrikada, Muqdisho: arbixin rasmi ah oo ay soo saareen Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka Baarlamaanka ...
DEG DEG: Jubaland Oo Tiirka Geysay Askari dil u geystay Oday nabaddoon ahaa..
- Nov 19, 2018
Afrikada, Jubaland:  MIsmaamulka Jubaland ayaa maanta dil ku fuliyey nin lagu magacaabo Cabdirizaaq Cumar C/llaahi. Ninka ...
DEG DEG: Kooxo hubeysan oo caawa DIL NAXDIN LEH ka Geystay magaalada Muqdisho
- Nov 18, 2018
Wararka inaga soo gaaraya bartamaha suuqa bakaaraha ayaa sheegaya in caawa fiidkii bacdal salaatul ...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Oo ku sii jeeda Jubaland + Safarro uu ku mari doono dalka oo dhan?
- Nov 18, 2018
Afrikada, Muqdisho: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Xisbiga UPD Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ...
DAAWO SAWIRADA: Dagaalamayaasha Al-Shabaab Oo Si Xoog ah Xoolo uga aruuriyey degaannada Galgaduud?
- Nov 18, 2018
Afrikada, Galmudug: Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee ismaamulka Galmudug ayaa sheegaya in kooxaha ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->