VIDEO NAXIN LEH: Gaari Weyn Oo Loori ah Oo hertiyay Volvo XC70+Darawalka Oo ka sii lugeeyay goobta

Mar kale ayaa shirkadda Volvo ee gawaarida ee baabuurta farsameysa waxa ay soo sameysay baabuurta ugu tayada fiican dunida, waxa ay ku soo xirtaa gawaaridani qalab la sheegay in uu awood u leeyahay in uu shaqsiga gaariga ka badbaadin karo shilalka yar yar badankood.

Qalabka badbaadada ee gawaarida lagu xiro ayaa qofka ka difaaca lugihiisa iyo gacmihiisa wixii khatar ah ee ku soo wajahan xiiliga shilku dhici rabo.

Muuqaalkani ayaa si aad ah baraha bulshada loogu wadaagay waxaana shilka hoose uu ka dhacay wadanka Norway, magaaladiisa Sarpsborg, Norway bishii Abriil ee sanadkan 2018 darawalka wata gaariga raaxada ee Volvo XC70 ayaa la arkayaa isaga oo khadkiisa ka baxay oo fooda daray Gaari weyn oo loori ah. Ugu yaraan darawalkani gaariga yar wata ayaa naftiisu halis ku jirtey hase yeeshee isaga oo yaaban ka soo degay gaarigii.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

Warbixinta arrintan laga diyaariyey ayaa qoreysa in labada darawal kan Looriga iyo kan Volvada yar ay labadaba badbaadeen, waxaana la xukumay darawalka watey gaariga Volvo iyada oo leysankiisa wadenimada lagala noqday muddo 3 bilood ah isla markaasina lagu xukumay dembigiisa ah in uu ku dhacay gaari kale, oo uu seedkiisa ka baxay.

READ MORE:  DAAWO Mucjiso la tusiyay Xujeydii joogtay Buurta Carafaad+TAKBIIR Iyo Sujuud la dhaceen?

 

DHAGEYSO: C/raxmaan Yariisow Oo Si Xun U Calaacalay, “Dowlad Goboleedyadow Waa Idin Baryeynaa Ee sida ka Daaya..?”
- Sep 17, 2018
Afrikada, Muqdisho: Duqa magaalada Muqdisho mudane Cabdiraxmaan Yariisow oo ka mid ah Guddiga ...
Doodii Baarlamaanka: “R/W Kheyroow DEG DEG Isku Casil Sababtoo ah Eey annagu Dooni Meyno”
- Sep 17, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Mudanayaasha baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya oo dood xasaasi ah ka yeeshay Amniga dalka, ayaa ...
DHAGEYSO: Nin si xun Loogu dilay Xaafada Suuqa Xoolaha
- Sep 17, 2018
AFrikada, Muqdisho: Nin da' ah ayaa waxaa maanta lagu dilay xaafada Suuqa Xoolaha ee ...
Magaalo ku taal Mareykanka Oo Duufaanno go’doomiyeen
- Sep 17, 2018
Afrikada, USA: Waxaa duufaanno darani ka soconayaan wadanka Mareykanka gobollo ka mid ah waxaana ...
Shirkii Loo Balansanaa La dagaalanka Al-Shabaab iyo Daacish Oo Baaqday Iyo Mas’uuliyiin Muhiim ah Oo HURDADA ka soo kici waayey?
- Sep 17, 2018
Afrikada, Muqdisho: Maanta oo Isniin ah kuna beegan 17/9/2018 ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ...
%d bloggers like this: