SAWIRRO:Maxkamadda Jubaland Oo Xukuntay Kadibna Tiirka Geysay Gacan-Ku Dhiigelayaal | Afrikada

SAWIRRO:Maxkamadda Jubaland Oo Xukuntay Kadibna Tiirka Geysay Gacan-Ku Dhiigelayaal

Afrikada, Kismaayo: Wararka inaga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubaland ayaa sheegaya in saaka arroortii maxkamad ku taalla Kismaayo ay xukuntay isla markaasina ay fulisay dilka 3 askari oo ka tirsanaa ciidanka Jubaland.

Maxkamadda darajada 1-aad ayaa dilka ku xukuntay askarta kala ah: 1- Cabdullaahi Asad Ismaacil, 2-C/rashiid Axmed Xasan iyo 3-Aadan Cabdi Muumin.

Fal dambiyeedyo culus oo dil ay geysteen ah ayaa raggani lagu soo eedeeyay sida ay cadeysay waaxda xeer ilaalintu. Dadkan la dilay waxaa ku jira nin la yiraa Cabdullaahi Asad Ismaacil kaasi oo si xun u diley xaaskiisa, Raggan ayaa waxaa lagu toogtay barxadda weyn ee Baar-Caleen ee magaalada Kismaayo.

Dadweyne aad u badan ayaa goobjoog ka ahaa dilka dembiilayaasha.

DAAWO SAWIRADA:


READ MORE:  DAAWO: Ganacsatada Muqdisho Oo Ka Cabanaya Dhac iyo Boob Lagu Hayo Suuqa Bakaaraha?

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DHAGEYSO: Dhexdhexaadin laga dhex wado kooxaha Al Shabaab Iyo Mas’uuliyiinta Beled-Xaawo?
- Nov 15, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in xaaladda amnigu ay ...
DAAWO: Madaxweyne Farmaajo Oo Shaaca ka Qaaday in Itoobiya Cadow aheyd 30-sano ka hor, balse ay Jiilka Cusub Cadowtooyada ku bedeli doonaan Nabad iyo Barwaaqo?
- Nov 15, 2018
Afrikada, Muqdisho: Maxamed Cabdullaahi Farmaajo hogaamiyaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka warbixiyey ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18
- Nov 15, 2018
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18 HALKA HOOSE KA DAAWO:
Jeneraallo ka tirsanaa millitariga Itoobiya oo lagu eedeeyay in ay hubka sharci darrada ah U soo Daabuli jireen Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Addis Ababa: Shirkad ay militariga Itoobiya maamulaan oo lagu magacaabo Metec ayaa lagu ...
Xulka Itoobiya Oo 4-0 ku dhuftay xulka Qaranka Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xulka Ethipia ayaa 4-0 uga badiyay xulka Soomaaliya ee 23-jirada tartanka is ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->