DHEGAYSO: Odayaasha Gobolka Sool Oo Muuse Biixi ku tilmaamay Nin fashilmay+Kuna Dhex dhacay Badweyn Ceeb ah.. | Afrikada

DHEGAYSO: Odayaasha Gobolka Sool Oo Muuse Biixi ku tilmaamay Nin fashilmay+Kuna Dhex dhacay Badweyn Ceeb ah..

Afrikada, Sool: Odayaasha iyo salaadiinta gobolka Sool ayaa fariin u diray m/weynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi, Odayaasha oo ay caro ka muuqatay ayaa shaaca ka qaaday in maanta Muuse Biixi khasaare ba’an kaga sugan yahay xaaladda Sool, waxa ay sheegeen in cid Muuse uga qasaaro badan aysan jirin in uu duulaan ka bilaabay goobolka Waxa kale oo ay carabaka ku dhufteen in uu amray in gobolka Sool laga fuliyo duullaamo rayidka lagu qaadayo, xarig, leyn-maatada iyo cid kasta oo ka soo horjeeda fekradihiisa Gooni-Goosadka ah, sidaas darteedna uu ku dhex dhacay balli fashil iyo ceeb ah.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:

READ MORE:  DEG DEG: XASAN KHEYRE Oo kala Ceyriyay Wasiiradii Xukuumadda Federaalka-Calaamad GUULDAROOYIN ay Dowladdu Dhex-Dabaalaneyso

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DHAGEYSO: Dhexdhexaadin laga dhex wado kooxaha Al Shabaab Iyo Mas’uuliyiinta Beled-Xaawo?
- Nov 15, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in xaaladda amnigu ay ...
DAAWO: Madaxweyne Farmaajo Oo Shaaca ka Qaaday in Itoobiya Cadow aheyd 30-sano ka hor, balse ay Jiilka Cusub Cadowtooyada ku bedeli doonaan Nabad iyo Barwaaqo?
- Nov 15, 2018
Afrikada, Muqdisho: Maxamed Cabdullaahi Farmaajo hogaamiyaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka warbixiyey ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18
- Nov 15, 2018
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18 HALKA HOOSE KA DAAWO:
Jeneraallo ka tirsanaa millitariga Itoobiya oo lagu eedeeyay in ay hubka sharci darrada ah U soo Daabuli jireen Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Addis Ababa: Shirkad ay militariga Itoobiya maamulaan oo lagu magacaabo Metec ayaa lagu ...
Xulka Itoobiya Oo 4-0 ku dhuftay xulka Qaranka Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xulka Ethipia ayaa 4-0 uga badiyay xulka Soomaaliya ee 23-jirada tartanka is ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->