DHAGEYSO: Wararkii Ugu dambeeyey+Rasaas Culus Oo Galabta La isdhaafsaday Tukaraq

Afrikada, Tukaraq: Xaaladda degaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa ah mid labada dhinac ay isku soo siqayaan, iyadoo wararku inagu soo gaarayaan in labada dhinac galabta is dhaafsadeen madaafiic iyo rasaas goos goos ah.

Waxaa sidoo kale la sheegay in dhinaca ciidamada Puntland ay horey u siqayaan taasi oo keentay in galabta mar kale madaafiicda ridada dheer la isla dhaco.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:

READ MORE:  DAAWO:Duqa Laascaanood Cabdiqani Makhtal oo Fariin udiray Reer Laascaanod

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Baarlamaanka Oo maanta ka doodaya xeer hoosaadka golaha?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Sharci dejiyeyaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ...
DEG DEG: Toogasho ka dhacday Xarun uu booqanayey m/weyne Cabdiweli Gaas?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Boosaaso: Koox dabley ah ayaa weerartay xarunta dowladda hoose ee magaalada Boosaaso. Warar ayaa ...
Prof Yahye Aamir: 7 kooxood ayaa Fulisa dilalka Muqdisho, anigu ma sheegi kari cida ay yihiin, dowladuna ma laha indho laga Baqo?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Prof Yahye Shiikh Caamir ayaa sheegay in qaraxii lagu dilay walaalkii ...
DAAWO Wararkii ugu dambeeyay iyo SHEEKH SHARIIF SHEEKH AXMED Oo Tacsi U diray Qoyskii ninkii la Gubay?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa ka waramay dhacdadii ...
Siyaasi Caan ah oo kashifay sababta FARMAAJO uga tacsiyeyn waayey NINKII LAGU GUBAY Muqdisho?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xilli dadku xaqa iyo cadaaladda u kaceen ayaa afkiisu juuqda gabay madaweynaha ...
%d bloggers like this: