DHAGEYSO: Madaxda Ugu Sareysa Puntland Oo shir Deg Deg ah U fariistay+Xaaladda Oo isbedeshay | Afrikada

DHAGEYSO: Madaxda Ugu Sareysa Puntland Oo shir Deg Deg ah U fariistay+Xaaladda Oo isbedeshay

Afrikada, Garoowe: Iyadoo Xaaladda Tukaraq ay meel xun mareyso ayaa waxaa shir xasaasi ah u fariistay madaxda ugu sareysa dawladda Puntland saacadihii la soo dhaafay.

Madaxda shireysa ayaa ka hadlayay arrimihii ugu dambeeyay iyo waxa laga yeelayo xaaladaha dagaalka Tukaraq iyaga oo isla soo qaaday xoreynta gobalka Sool.

Weli lama cadey karo go’aanka kama dambeysta ah ee lagu qaatay shirka, haddana warar ku dhaw dhaw madaxtooyada ayaa sheegaya in dood kulul halkaasi ka dhacday iyadoo markii dambe madaxdu Puntland isku raaceen in laga dhabeeyo balan-qaadyadii horey loo qaaday ee ahaa in la soo xero geliyo xuduudaha dastuuriga ah ee ay leedahay Puntland.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:

READ MORE:  DAAWO:M/weyne C/Gaas Oo soo kormeeray ciidammada & jeneraallada Puntland ka fadhiya Tukaraq

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->