DAAWO:Gabadhii soo Guursatay ‘Ninka Dadka Ku Soo Dilay Mareykanka’ Oo tiri ‘Alla Ninkeyga macaane Ii Daaya, “Cadde Caanaha Labeentooda” Dhunkasho MAC dhabanada kaga dhejisay..yaab!!! | Afrikada

DAAWO:Gabadhii soo Guursatay ‘Ninka Dadka Ku Soo Dilay Mareykanka’ Oo tiri ‘Alla Ninkeyga macaane Ii Daaya, “Cadde Caanaha Labeentooda” Dhunkasho MAC dhabanada kaga dhejisay..yaab!!!

Afrikada, Garoowe: Waxaa afka furatay oo hadashay gabadhii guursatay nin dowladda Mareykanku baadigoobeyso, kaasi oo ka soo cararay dalkaasi kadib markii Maxkadi ku ganaaxday malaayiin doolar. Wargeys ka soo baxa gobolka Oregon ayaa lagu shaaciyay in uu Ninkani rasaas ooda uga soo qaaday dad meel iska fadhiya…Gabadha ayaa calaacaleysa iyadoo Ku cataabaysa in laga maseyrsan yahay ninka cadaanka ah ee dooqeeda ah:

http://s.oregonlive.com/qxs8C1J

MAJALADDA KA SOO BAXDA GOBOLKA OREGON IYO XUKUNKA MAXKAMADEED:

READ MORE:  DAAWO: Xarunta Awjaamac Oo 150 Arday U Soo Xirtay SEMINAAR Lagu Baranayay Hogaanka wanaagsan 2018

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DEG DEG: Xukuumadda Xasan Kheyre Oo kala boobeysa LACAGIHII DEEQDA SOOMAALIYA Guddiga La Socodka MAALIYADDA oo QEYLO-DHAAMINAYA?
- Nov 19, 2018
Afrikada, Muqdisho: arbixin rasmi ah oo ay soo saareen Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka Baarlamaanka ...
DEG DEG: Jubaland Oo Tiirka Geysay Askari dil u geystay Oday nabaddoon ahaa..
- Nov 19, 2018
Afrikada, Jubaland:  MIsmaamulka Jubaland ayaa maanta dil ku fuliyey nin lagu magacaabo Cabdirizaaq Cumar C/llaahi. Ninka ...
DEG DEG: Kooxo hubeysan oo caawa DIL NAXDIN LEH ka Geystay magaalada Muqdisho
- Nov 18, 2018
Wararka inaga soo gaaraya bartamaha suuqa bakaaraha ayaa sheegaya in caawa fiidkii bacdal salaatul ...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Oo ku sii jeeda Jubaland + Safarro uu ku mari doono dalka oo dhan?
- Nov 18, 2018
Afrikada, Muqdisho: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Xisbiga UPD Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ...
DAAWO SAWIRADA: Dagaalamayaasha Al-Shabaab Oo Si Xoog ah Xoolo uga aruuriyey degaannada Galgaduud?
- Nov 18, 2018
Afrikada, Galmudug: Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee ismaamulka Galmudug ayaa sheegaya in kooxaha ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->