DAAWO: Baaderi ku hadla Afka Faransiiska Oo dhirbaaxo kala daalay Canug yar Oo lagu yiri noogu ducee+Iyo Aabihii Canuga dhalay Oo Shoog ka qaaday falka Baaderiga | Afrikada

DAAWO: Baaderi ku hadla Afka Faransiiska Oo dhirbaaxo kala daalay Canug yar Oo lagu yiri noogu ducee+Iyo Aabihii Canuga dhalay Oo Shoog ka qaaday falka Baaderiga

Dhacdadan ayaa ka dhacday meel banaanka ka ah Kaniisad ay ka socotay xaflad, halkaasi oo Baaderiga Canug sawiir ah loo dhiibay isaga oo Canugii dhirbaaxo kala daalay, isaga oo ku dhahaya “Isdeji Canugyahow” balse markii uu ku guuldareystay in uu canuga aamusiyo ayaa waxaa uu dhirbaaxo Toos ah ku dhuftay Canugii, kaasi oo Afka labadiis Sii dhawaaqaya”

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  DHAGEYSO: Khamri maanta lagu Qabtay Dekadda magaalada Muqdisho

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DHAGEYSO: Dhexdhexaadin laga dhex wado kooxaha Al Shabaab Iyo Mas’uuliyiinta Beled-Xaawo?
- Nov 15, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in xaaladda amnigu ay ...
DAAWO: Madaxweyne Farmaajo Oo Shaaca ka Qaaday in Itoobiya Cadow aheyd 30-sano ka hor, balse ay Jiilka Cusub Cadowtooyada ku bedeli doonaan Nabad iyo Barwaaqo?
- Nov 15, 2018
Afrikada, Muqdisho: Maxamed Cabdullaahi Farmaajo hogaamiyaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka warbixiyey ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18
- Nov 15, 2018
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18 HALKA HOOSE KA DAAWO:
Jeneraallo ka tirsanaa millitariga Itoobiya oo lagu eedeeyay in ay hubka sharci darrada ah U soo Daabuli jireen Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Addis Ababa: Shirkad ay militariga Itoobiya maamulaan oo lagu magacaabo Metec ayaa lagu ...
Xulka Itoobiya Oo 4-0 ku dhuftay xulka Qaranka Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xulka Ethipia ayaa 4-0 uga badiyay xulka Soomaaliya ee 23-jirada tartanka is ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->