DAAWO:Odayaasha G/Awdal Oo digniin U diray M.Biixi+War annaga M.J. baa na taakuleeyay Duufaantii | Afrikada

DAAWO:Odayaasha G/Awdal Oo digniin U diray M.Biixi+War annaga M.J. baa na taakuleeyay Duufaantii

Afrikada, Awdal: Waxaa shir yeeshay odayaasha, salaadiinta iyo cuqaasha gobolka Awdal ee Waqooyiga Soomaaliya waxaana ay dhaliileen hogaamiye Muuse Biixi iyaga oo ku tilmaamay nin gacan xiran oo duufaantii aaney maamulkiisu dadka u gurmadin dadka Awdal.

Odayaasha ayaa carabka ku duftay in group-ka lagu magacaabo M.J ee Ingiriisku in ay taakuleeyeen xilligii duufaantu ku kacday gobolka Awdal.

Odayaasha degaanka ayaa ku waaniyay in Muuse Biixi uu alle ka baqo oo uu cunaqabateynta ka qaado reer Awdal. Odayaashu waxa ay ka hadleen meelaha ugu daran ee saameynta duufaantu ku dhufatay.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  DAAWO Xukuumadda Itoobiya Oo Markii Ugu Horaysay Hawada U Direysa Dayax Gacmeed.

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Madaxweyne Farmaajo Oo Shaaca ka Qaaday in Itoobiya Cadow aheyd 30-sano ka hor, balse ay Jiilka Cusub Cadowtooyada ku bedeli doonaan Nabad iyo Barwaaqo?
- Nov 15, 2018
Afrikada, Muqdisho: Maxamed Cabdullaahi Farmaajo hogaamiyaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka warbixiyey ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18
- Nov 15, 2018
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18 HALKA HOOSE KA DAAWO:
Jeneraallo ka tirsanaa millitariga Itoobiya oo lagu eedeeyay in ay hubka sharci darrada ah U soo Daabuli jireen Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Addis Ababa: Shirkad ay militariga Itoobiya maamulaan oo lagu magacaabo Metec ayaa lagu ...
Xulka Itoobiya Oo 4-0 ku dhuftay xulka Qaranka Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xulka Ethipia ayaa 4-0 uga badiyay xulka Soomaaliya ee 23-jirada tartanka is ...
Dalka Eritrea oo maanta cunaqabateynta hubka laga qaadayo iyo Soomaaliya oo sanad siyaado ah loogu darayo
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waxaa saacadaha soo socda la filayaa in xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->