Imaaraadka Carabta Oo ka digay in Soomaaliya la booqdo

Afrikada, Dubai: War ay soo saartay dowladda wadanka Imaaraadka Carabta ayaa looga digay muwaadiniinta Imaaraadka Carabta in ay u safraan wadanka Soomaaliya, waxaa sidoo kale Soomaaliya lagu daray Liiska 13 dal oo looga digay dadweynaha in ay u safraan safraan sababo amni.

Imaaraadka ayaa ku sheegtay Soomaaliya in ay tahay mid aan la tegi karin oo ay ka jiraan khataro amni oo ku soo wajahan gudaha Soomaaliya, UAE ayaa ku boorisay dadkeeda ku sugan gudaha wadanka Soomaaliya in ay muujiyaan feejignaan dheeraad ah iyaga oo sheegay in ay dhici karto dhibaato xilliyada soo socda.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Imaaraadka waxay muwaadiniinta Imaraadka uga digtay inay u safraan dalalka kala ah, Qadar, Lubanaan, Afghanistan, Pakistan, Ukraine, Nigeria, Koofurta Suudaan, Syria, Ciraaq, Brazil,Congo, Liibiya iyo Yemen.

Lama oga waxa ay tahay, khatarta aan hore u jiri jirin, balse hadda bilaaneysa ee Imaaraadku ka digayaan iyo sida ay u dhici karto.

READ MORE:  AKHRISO:Wasiir Hore Yuusuf Garaad oo digniin ka soo saaray khilaafka Maamul Goboleedyada Iyo dowladda

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Al-Shabaab Oo ku Sii Qulqulaya Degmooyin ka tirsan Galgaduud
- Sep 21, 2018
Afrikada, Galgaduud: Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa kooxo aad u hubeysan oo ka ...
WAR DEG DEG AH:Gabar kale oo ardayad ah Oo inta JAAMACAD Loogu Galay madaxa laga toogtay?
- Sep 21, 2018
Afrikada, Muqdisho: Warar haatan ina soo gaaraya ayaa sheegaya in gudaha jaamacadda Soomaaliya ee ...
Wufuuda Golaha Aqalka Sare oo Kismaayo Kula Kulmay Odayaasha Dhaqanka Iyo Haweenka
- Sep 21, 2018
Afrikada, Jubaland: Madaxda ka socota golaha aqalka sare ee dowladda federaalka ayaa gaaray magaalada ...
AKHRISO SIRTA ku jirta Soomidda maalinta Yowmul Cashuuraa Ee bisha Muxaram?
- Sep 21, 2018
Afrikada, Nairobi:  Maalmaha Ilaahay s.w.t. ee billowga sannadka Hijriyada ee Ilaahay s.w.t. barakeeyay, waxaa kamid ...
DHAGEYSO: Dagaal culus Oo ka dhacay Faafax-Dhuun
- Sep 20, 2018
Afrikada, Jubaland: Dagaal culus caawa ka dhacay meel u dhow degaanka Faafax-dhuun oo ...
%d bloggers like this: