DEG DEG:Qarax ka dhacay Muqdisho | Afrikada

DEG DEG:Qarax ka dhacay Muqdisho

Afrikada, Muqdisho:Wararka ka imaanaya wadada Maka Al Mukarama ayaa sheegay in qarax gaarigooda loogu xiray arday jaamacadeed oo wax ka baranayey meelo ka tirsan magaalada.
Ardaydani ayaa gaarigooda la qarxiyey iyadoo aan la ogeyn sababta.

Qaraxan oo ah nuuca loo yaqaan dhajiska, ayaa waxaa lagu qarxiyay gaariga oo ay saarnaayeen laba ruux oo dhalinyaro ah, oo kala ah wiil iyo gabar, sida dadka degaanka ay inoo xaqiijiyeen.

Gaariga ayaa marayay igsoyska Xaaji Baasto, ayaa mar kaliya uu qarxay, waxaana dhaawac soo gaaray wiilka oo darawal ka ahaa baabuurka, kaasi oo durba la dhigay isbitaalka Daarul-shifa.

Ciidanka ammaanka oo tagay goobta ayaa xiray nawaaxiga goobta qaraxa gaariga uu ka dhacay, halkaasi oo baaris ay ka sameeyeen sida Sarakiisha ay xaqiijiyeen.

READ MORE:  Dagaal Culus Oo dhex maray Puntland Iyo Al-shabaab+Ciidammada Puntland Oo dib ugu gurtay degmada Carmo

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Xulka Itoobiya Oo 4-0 ku dhuftay xulka Qaranka Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xulka Ethipia ayaa 4-0 uga badiyay xulka Soomaaliya ee 23-jirada tartanka is ...
Dalka Eritrea oo maanta cunaqabateynta hubka laga qaadayo iyo Soomaaliya oo sanad siyaado ah loogu darayo
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waxaa saacadaha soo socda la filayaa in xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada ...
UN Monitoring Group: “Dowladda Soomaaliya ma xakameyn karto hubkeeda, suuqyada ayaa lagu iibiyaa” WARBIXIN SANADEED.
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Warbixin dheer oo ay soo saareen Kooxda Qaramada Midoobey la socodka Cunaqabateynta ...
DHAGEYSO: Wasaarado Beeniyay in koronto laga goostay+Horta Isweydii Dowladdu ma bixisaa adeeg Koronto, Annagaa is deberna iwm?
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Iyadoo laga jawaabayo koronto la'aan maanta laga soo weriyey wasaarado badan ...
DHAGEYSO Xildhibaan Cosoble: “M/weyne Farmaajo lacagtii dalka waa uu aruursaday, meel uu u wadana la garan maayo?
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya baarlamaanka federaalka ayaa sheegaya in uu qeylo dhaamiyey ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->