DAAWO MUUQAAL CUSUB: Madaafiicda Oo hoos la isugu dhigayo+Iyo Rasaasta Oo dhaceysa TUKARAQ | Afrikada

DAAWO MUUQAAL CUSUB: Madaafiicda Oo hoos la isugu dhigayo+Iyo Rasaasta Oo dhaceysa TUKARAQ

Afrikada, Tukaraq: Sida ka muuqata muuqaalkani cusub Madaafiicda goobta ayaa la isku adeegsanayaa jiidaha hore ee dagaalka Tukaraq iyada oo tani ay ku soo aadeyso xilli Puntland ay halkaasi geysay hub culus iyo saanad milleteri.

Dadka odorasa xaaladdaha degaanadaasi ayaa ku waramaya in laga yaabo in hubka culus si goos goos ah la isugu adeegsanayo degaanadaasi, muuqaalkan ayaa laga qaaday qaar ka mid ah jiidaha hore ee dagaalka Tukaraq.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  DAAWO: “Somaliland Waa Hasha Geella Cunta Ee Hadana Cabaadda”

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (1)

  1. Axmed says:

    wan hubaa in ay ciidanka difaaca puntland si fudud ay kutagayaan magalada laascano oo maamulka gooni isu taagu uu kucaburiyo shacabka nadiifka ah ee reer puntland awood celinaysa magaranayo ciidamada dowlada puntland




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->