Faaliyaha Qaranka Oo weeraray weriye Eglan+”Wey fasahaadey, waxna ma dhowrato” | Afrikada

Faaliyaha Qaranka Oo weeraray weriye Eglan+”Wey fasahaadey, waxna ma dhowrato”

Faaliyaha qaranka oo ah barnaamij ka baxa telfishinka caalamiga ah ee Universal TV ayaa toosh 4 Qaad ah ku Iftiimiyay arrimo ay ku kacday gabadha weriyaha ah ee magaceeda loo soo gaabiyo Eglan.

Gabadhan wariyaha ah ayaa fadhigeedu yahay Kenya waxaana ay dhowaan arrimo diini ah ka wareysatay qof faaliyaha qaranku ku sheegeen in ninkaasi uusan diinta ku dhaqmin, ama qaabka uu u dhaqmayay ay aheyd anshax darro.

HOOS KA DAAWO:

READ MORE:  John Cena & Daniel Bryan Oo DILKII KHASHOGGI DARTEED U JOOJIYEY Musaaraco Lagu Qaban Lahaa Sacuudiga

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->