DAAWO:Laas-Caanood Oo Gabdho la kala dhacayo+Gaboodfallada SNM ee G.Sool | Afrikada

DAAWO:Laas-Caanood Oo Gabdho la kala dhacayo+Gaboodfallada SNM ee G.Sool

Afrikada, Laas-Caano: Somaliland ayaa ciidamadeeda milleteriga waxa laga soo sheegayaa gaboodfallo dhanka bulshada ah si ay cadaadis u saarto gobollada ay degan yihiin beelaha taageera jiritaanka qadiyadda Khaatumo state.

Saraakiisha maamulka Somaliland ayaa sameynaya xoog ay u adeegsanayaan bulshada rayidka ah, iyaga oo kufsi baahsan dhac iyo boob ku harqiyay dumarka magaalada Laac-Caanood oo ah caasimadda G/Sool, taliyeyaasha maleeshiyaadka hubeysan ayaa hore si toos ah ugu toogtay haween halka qaarna hadda at socoto oo lagal baxayo cusbitaalada iyo guryaha.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  AKHRISO:Cabdi Ileey Iyo Nin Tigree ah Oo fooda Iskula jira+Ninka Tigreega ah Oo Xoog ku heysta Ceelal Shidaal

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DHAGEYSO Xildhibaan Cosoble: “M/weyne Farmaajo lacagtii dalka waa uu aruursaday, meel uu u wadana la garan maayo?
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya baarlamaanka federaalka ayaa sheegaya in uu qeylo dhaamiyey ...
Wasaarado ka Tirsan Dowlada Somaliya Oo korontadii Laga Jartay
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in xarumaha ilaa 7 Wasaaradadood ...
Banaanbax ka dhacay magaalada Gaalkacyo
- Nov 13, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Banaan bax looga soo horjeedo nin ay Maxkamadda Ciidamada Puntland ku xukuntay ...
Dagaal Oromo iyo Soomaali ku dhex maraya degaanka Mooyaale, 7 Dhimasho, 13 Dhaawac
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya degmada Mooyaale waxa ay sheegayaan in ugu yaraan ...
AKHRISO SIRTA: Labo koox oo Al-Shabaab ah oo isaga horyimid Jubada Dhexe?
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dagaal ayaa ka dhex qarxay qaar ka mid ah kooxaha mintidiinta Al-Shabaab ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->