DAAWO:Khaatumo Haddii ay ka Xorowdo S/Land, Ma Puntland bay U Go’aysaa? | Afrikada

DAAWO:Khaatumo Haddii ay ka Xorowdo S/Land, Ma Puntland bay U Go’aysaa?

Afrikada, Sool: Mudane Cumar Faraweyne oo ah gudoomiyaha gobolka Nugaal ayaa sheegay in ciidammada Somaliland ay ka sii baxayaan Gobolka Sool waxaana uu sheegay in ay gobolkaasi ka xoreyn doonaan Somaliland.

Sidoo kale waxaa uu Gudoomiye Faraweyne Sheegay in ay Nasiib daro ahayd in mudo 11 sano ah Shacabka laascaanood Puntland Ku daawaatay sidaa awgeedna reer Khaatumo ay raali geliyaan Puntland. Sidoo kale waxa uu sheegay in uu dhulkani ka xoreynayo dadka colaadaha ku haya, ma uusan cayimin arrimaha ku saabsan qadiyadda ay Khaatumo higsanayaan oo ah in ay noqdaan gobol federaalka ka mid ah oo gaar u taagan, ama in ay iska tanaasulayaan oo ay reer Puntland iska ahaanayaan.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  Xog muhiim ah:"Hadalkii R/wasaaraha Itoobiya Ee mideynta 2da dal+Sidee bulshadu uga falcelisay?"

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DHAGEYSO Xildhibaan Cosoble: “M/weyne Farmaajo lacagtii dalka waa uu aruursaday, meel uu u wadana la garan maayo?
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya baarlamaanka federaalka ayaa sheegaya in uu qeylo dhaamiyey ...
Wasaarado ka Tirsan Dowlada Somaliya Oo korontadii Laga Jartay
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in xarumaha ilaa 7 Wasaaradadood ...
Banaanbax ka dhacay magaalada Gaalkacyo
- Nov 13, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Banaan bax looga soo horjeedo nin ay Maxkamadda Ciidamada Puntland ku xukuntay ...
Dagaal Oromo iyo Soomaali ku dhex maraya degaanka Mooyaale, 7 Dhimasho, 13 Dhaawac
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya degmada Mooyaale waxa ay sheegayaan in ugu yaraan ...
AKHRISO SIRTA: Labo koox oo Al-Shabaab ah oo isaga horyimid Jubada Dhexe?
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dagaal ayaa ka dhex qarxay qaar ka mid ah kooxaha mintidiinta Al-Shabaab ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->