DAAWO:Fanaaniin Caarifay Farxiyo Fiska Oo ku Jirto Arooskii 8-aad+Silac ku nool 30 Guursataa Dhaanta.!?! | Afrikada

DAAWO:Fanaaniin Caarifay Farxiyo Fiska Oo ku Jirto Arooskii 8-aad+Silac ku nool 30 Guursataa Dhaanta.!?!

Waxaa caawa loo dabaaldegayaa arooska fanaanadda caanka ah ee Farxiyo Fiska, Fanaan caan ah oo kala gedisan ayaa heeso ka soo kala diraya meelo fog fog oo qurbaha ah iyaga oo tahniyad u diraya Farxiyo Fiska. Dadka ayaa aad u yaaban iyadoo uusan muuqanin wax aroos ah balse uun afka laga sheegayo oo la leeyahay Farxiyo aroos ayey ku jirtaa.

Laga soo bilaabo sanadkii 2011-kii waxaa dhacayey aroosyo la sheegayo in fanaanaddu guri gashay iyada oo muuqaalkeeda ka qarineysa in ay warbaahintu aragto amaba aan isa soo bandhigeynin sida looga bartay fanaaniinta kale.

Si kastaba, horaa loo yiri “Silic Ku nool 30 Guursataa Dhaanta” Ee Hambalyo Farxiyo, Wiil iyo Caano Gabar iyo Caano.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Soomaaliya Iyo Caalamka 10/08/2018

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->