DHAGEYSO:Dadweynaha Qardho Oo ka Carooday Bandhig Faneed la sheegay in Anshax Xumo lagu soo bandhigay | Afrikada

DHAGEYSO:Dadweynaha Qardho Oo ka Carooday Bandhig Faneed la sheegay in Anshax Xumo lagu soo bandhigay

Afrikada, Qardho: Shacabka ku dhaqan magaalada Qardho ayaa caro ka muujiyey bandhig faneed la sheegay in lagu qabtay magaalada halkaasi oo fawaaxish badan iyo waxyaalo xun xun lagu soo bandhigay, culimada degaanka ayaa ku baaqday in wax ka bedel la sameeyo iyadoo maamulka degaanku isku khilaafay in bandhiga la baajiyo iyo in kale.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:

Arrintani ayaa waxa ay dhacday xilli madaxda magaaladu ay kal hore ka digeen in bandhig faneed lagu dhigo magaalada, taasi oo dhegaha lava fureysta, kadib markii mamulku isku khilaafay bandhigga.

HALKA HOOSE KA DHEGAYSO:

Khilaaf iyo muran badan ayaa ka dhashey bandhigan, kaas oo sababey in Guddoomiyaha Gobolka Karkaar Cabdullaahi Maxamed Barre iyo duqa magaalada Qardho Cabdi Siciid Cismaan ay soo saaraan amarro iska soo horjeeda iyadoo midna uu diidayo halka midka kalena uu qaabiley fasaxna siiyay, si kastaba culimada iyo dadweynaha ayaa weli madaxooda ka guuxaya bandhigaasi La qabtay habeenkii ciidda.

READ MORE:  DHAGEYSO: Xaaladda Oo meel Xun Gaartay Iyo m/weyne CABDI-ILEY Oo Lagu Xiray Xarunta Ciidanka LIYUU-BOOLISKA

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DHAGEYSO Xildhibaan Cosoble: “M/weyne Farmaajo lacagtii dalka waa uu aruursaday, meel uu u wadana la garan maayo?
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya baarlamaanka federaalka ayaa sheegaya in uu qeylo dhaamiyey ...
Wasaarado ka Tirsan Dowlada Somaliya Oo korontadii Laga Jartay
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in xarumaha ilaa 7 Wasaaradadood ...
Banaanbax ka dhacay magaalada Gaalkacyo
- Nov 13, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Banaan bax looga soo horjeedo nin ay Maxkamadda Ciidamada Puntland ku xukuntay ...
Dagaal Oromo iyo Soomaali ku dhex maraya degaanka Mooyaale, 7 Dhimasho, 13 Dhaawac
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya degmada Mooyaale waxa ay sheegayaan in ugu yaraan ...
AKHRISO SIRTA: Labo koox oo Al-Shabaab ah oo isaga horyimid Jubada Dhexe?
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dagaal ayaa ka dhex qarxay qaar ka mid ah kooxaha mintidiinta Al-Shabaab ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->