DAAWO:Siyaasiyiin ka tirsan Somaliland Oo Taageeray Heshiiski Dowlada Somaliya iyo Itoobiya | Afrikada

DAAWO:Siyaasiyiin ka tirsan Somaliland Oo Taageeray Heshiiski Dowlada Somaliya iyo Itoobiya

Afrikada, Muqdisho: Siyaasiga Ismaaciil Buubaa ayaa ka warbixiyey muhiimadda uu leeyahay heshiiskii dhex maray dowladda federaalka Soomaaliya iyo ra/iisul wasaaraha Itoobiya, Buubaa ayaa sheegay in heshiis horumarineed uu soo kordhiyanyo guul iyo horumar dhanka mandiqadda ah. Isla markaasina waxa uu cayimay in Soomaaliya ay dan ugu jirto oo amnigeeda la sugi doono.

Ismaaciil Buubaa oo ah siyaasi ka soo jeeda Somaliland waxa uu sheegay in ay faa’iido ugu jirto mandiqada in Itoobiya ay mashaariic horumarineed ka fuliso Koonfurta iyada oo la wareegaysa 4 dekadood oo horumarin ay ku sameynayso.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  Dowladda Soomaaliya oo Xarunta Q/Midoobay ku saxiixday Heshiis heer Caalami ah

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->